Dowladda Soomaaliya oo ka qeyb gashay Shirka Wasiirada Ganacsiga dalalka Afrika
Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Shariif Sheekhunaa Maye oo maanta ka qeyb-galay shirkii...
Cumar Filish oo eedeyn kulul u jeediyay Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna duqa Caasimadda Cumar Maxamuud Maxamed ( Filish) ayaa sheegay in wasaaradda waxbarashada ay...
Puntland oo ka shirtay amniga degaannadeeda Go’aana soo saartay
Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa Shir-guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirada Puntland,...
Ciidamada Puntland iyo Daacish oo ku dagaalamay buuraleyda Calmiskaad ee Gobolka Bari
Jimco: July 9, 2021 Wararka ka imaanaya buuraleyda Calmiskaad ee Gobolka Bari, ayaa sheegaya in halkaa shalay iyo...
Koox ku taqasustay khaarijinta ciidamada Colombia oo ka dambeeyay dilkii madaxweynihii Haiti
Jimco: July 9, 2021 Koox ku taqasustay khaarijinta iyo shirqoollada dilka, oo u badnaa askar howlgab ka noqotay...
Biden “ Dadka reer Afghanistan go’aan ha ka gaaraan mustaqbalka dalkooda
Jimco: July 9, 2021 Madaxweyne Joe Biden ayaa si adag u difaacay go’aankiisa ah inuu ciidamada militariga Mareykanka...
Muwaadin u dhashay Soomaali oo laga soo masaafuriyay Filand
Jimco: July 9, 2021 Laanta socdaalka ee dalka Finland ayaa waxaa lagu amray in ay dalka ka masaafuriso...
Magaalada Galdogob oo Google Maps ku sheegay in ay ka mid tahay Itobiya.
Jimco: July 9, 2021 Wadanka Soomaaliya oo mudo dheer ku jiray dhibaatooyinkii ay keeneen dowlad burburku, waxaa dhinacyada...
Rooble oo la kulmay ciidamada Taliska qeybta 43-aad ee ka howlgala Jubbooyinka
Jimco: July 9, 2021 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo la kulmay ciidamada Taliska qeybta...
Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Ganacsiga oo ka qeyb-galay shirkii Wasiirada Ganacsiga Afrika
Jimco: July 9, 2021 Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Shariif Sheekhunaa Maye ayaa maanta...