Ciidamada Puntland oo maalintii saddexaad hawlgal ka dhan ah Daacish ka wada Gobolka Bari.
Sabti: July 10 2021 Ciidamada difaaca dowladda Puntland, ayaa maalintii saddexaad hawlgal culus oo ka dhan ah Daacish...
Guddoomiyaha degmada Garbahaarey oo sheegay inuu diyaar u yahay inuu wareejiyo xilka
Sabti: July 10 2021 Guddoomiyaha maamulka degmada Garbahaarey ee xarunta gobolka Gedo, Xasan Sheekh Cilmi oo la hadlay wariyeyaasha...
Haiti oo ka codsatay Mareykanka iyo Qaramada Midoobay ciidamo ka caawiya sammaanka
Sabti: July 10 2021 Dowladda Haiti ayaa Jimcihi ka codsatay Mareykanka iyo Qaramada Midoobay in ay u soo...
Mushaharka Shaqaalaha Iyo Ciidamada Puntlan oo aan la bixin bilihii la soo dhaafay
Sabti: July 10 2021 16-kii January ee sannadkan 2021, xukuumadda Puntland ayaa go’aamisay in mushaharka shaqaalaha iyo ciidamada...
Laba qof oo rayid ah oo ku geeriyootay miino la kacday gaari ku sii jeeday degmada Bacaadweyne
Jimco: July 9, 2021 Laba qof oo rayid ah ku geeriyootay miino la kacday Gaari Caasi ah oo...
Macalimad Ingiriiska u dhalay oo lagu waayey dalka Japan oo maydkeeda la helay.
Jimco: July 9, 2021 Macalimad Ingiriiska u dhalay oo lagu waayey dalka Japan ayaa maydkeeda la helay. Alice...
Macalin Dilib ninkii isku maray Al-Shabaab iyo Daacish oo bixiyey xog Daawo:
Jimco: July 9, 2021 Barnaamijka Gungaar oo warbaahinta dowladda Soomaaliya ay ku soo bandhigto xogta ay bixiyaan xubnaha...
Cabdifataax Cali oo ah eedeysane dhawaan kasoo hor-muuqday maxkamadda ciidamada qalabka
Jimco: July 9, 2021 Cabdifataax Cali Cumar, oo ah eedeysane dhawaan kasoo hor-muuqday maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa...
Waxaa isa-soo taraya xogaha laga helayo dilkii khaarajinta ahaa madaxweynihii dalka Haiti
Jimco: July 9, 2021 Waxaa isa-soo taraya xogaha laga helayo dilkii khaarajinta ahaa ee loo geystay madaxweynihii dalka...
Shir ku saabsan amniga doorashada oo Kismaayo lagu qabtay
Taliyaha Ciidanka booliska Soomaaliya Jeneral Cabdi Maxamed Xasan Xijiaar ayaa magaalada Kismaayo kula kulmay saraakiisha ciidamada booliska Jubbaland...