Guddiga dib u heshiisiinta oo ay ka maqan yihiin xubnaha Jubbaland oo gaaray Garbahaarey
Magaalada Garbahaarey ee xarunta gobolka Gedo waxa gaaray guddiga dibu heshiisiinta ee ka socda maamul goboleedyada xubnaha ka...
Khasaaro ka dhashay dagaal ka dhacay Gobolka Hiiraan
Khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah ayaa ka dhashay dagaal degaan ku yaal duleedka degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan...
Abiy Axmed oo wacad ku maray in uu iska caabin doono Kooxda TPLF
Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed ayaa maanta wacad ku maray inuu iska caabin doono weerarada “cadowga” Ethiopia, kadib...
Shir laga yeeshay Amni darrada kajirta Magaalada Marka
Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa Maanta ka qabsoomay kulan ay yeesheen guddiga amniga Magalada,...
Xafiiska Xuquuqul Insaanka Somaliland oo ka hadlay kufsi & dil ka dhacay Hargeysa
Xafiiska Xuquuqul Insaanka ee Somaliland ayaa qoraal ay ku baahisay barta twitter-ka ku sheegtay inay ka xuntahay kufsi...
Taliye Biixi oo socdaal ku tegay degaan ay sheegteen inay la wareegeen Al-Shabaab
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee xoogga dalka Soomaaliyeed Jeneraal Maxamed Tahliil Biixi iyo Saraakiil uu hoggaaminayay ayaa kormeeray tuulada...
Dalalka ay ka socdaan Ciidanka AMISOM oo ka shiray la bixitaanka Ciidankooda
Khubaro Farsamo oo ka kala socday Dowladaha Afrikaanka ee Ciiddankooda qeybta ka yihiin Hawlgalka AMISOM ayaa waxay Kulan...
Imaaraatka oo si rasmi ah u daah-furay safaaraddiisa Israa’iil ee Dalkaasi
Arbaco: July 14. 2021 Imaaraatka ayaa si rasmi ah u daahfuray saafaraddiisa Israa’iil, waa tallaabadii ugu dambaysay ee...
Tirada dadka ku dhintay Koonfur Afrika oo garay 100 qof
. Arbaco: July 14, 2021 Tirada dhimashada rabshadaha Koonfur Afrika ayaa sii kordhaysa, waxayna gaadhay illaa 72 qof...
Wasiiradaha Xamsa Saciid iyo Khadiija Max’ed Diiriye oo Weerar afka ah ku dhex maray baraha Bulshada.
Arbaco: July 14, 2021 Wasiirka Wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha ee Soomaaliya Xamsa Saciid Xamsa ayaa sheegay wasaaradda marki...