Agaasimihii Wasaarada Gaadiidka Nuur Cali Yalaxow oo goor dhawayd lagu dilay Degmada Yaaqshiid.
Arbaco: July 14, 2021 Wararka ka imaanaya Degmada yaaqshiid ayaa sheegay in goor dhawayd halkaas lagu dilay Alaha...
Taalibaan oo ‘Jihaad’ ugu hanjabtay ciidamada Turkey haddii ay sii joogaan Afghanistan
Arbaco: July 14, 2021 Ururka Taalibaan ayaa Talaadadii dowladda Turkey uga digay in ciidmadeedu ay sii joogaan dalka...
Xafiiska Xuquuqul Insaanka Somaliland oo ka hadlay kufsiga iyo dilka loo geystay Hinda Cumar
Arbaco: July 14, 2021 Xafiiska Xuquuqul Insaanka ee Jamhuuriyadda Iskeed Madax-banaanida ugu dhawaaqday ee Somaliland ayaa qoraal ay...
Al-shabaab oo shaacisay in ay qabsadeen duleedka magaalada Hobyo
Arbaco: July 14, 2021 Kooxda Al-Shabaab ayaa waxay shaacisay in ay la wareegtay duleedka magaalada Hobyo ee gobolka...
Wafdi ka socda Koonfur galbeed Galmudug Puntland iyo Hirshabelle oo ku wajahan Magaalada Garbahaareey
Arbaco: July 14, 2021 Magaalada Garbahaareey ee gobolka gedo waxaa maanta lagu wadaa in ay gaaraan wafdiga wasiirada...
Ciidamada ammaanka oo xalay markale howl-gal ka sameeyey agagaarka madaxtooyada
Arbaco: July 14, 2021 Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Ciidamada ammaanka ee Soomaaliya gaar ahaan...
Gudoomiye ku xigeenka Doorashooyinka oo kulan fogaan arag ah la yeeshay musharrax madaxwayne Jibriil
Arbaco: July 14, 2021 Gudoomiye ku xigeenka guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federal Mowliid Mataan Salaad iyo xubno kale...
Booliska Galmudug oo xalay howlgalo ka sameeyeen koonfurta Gaalkacyo
Arbaco: July 14, 2021 Ciidamo ka tirsan Booliska Galmudug ayaa xalay howlgalo saacado socday ka sameeyeen dhanka koonfureed...
Yemen oo guulo ka sheegatay dagaalka ay kula jirto maleeshiyaadka Xuutiyiinta
Arbaco: July 14, 2021 Dowladda Yemen ayaa sheegtay inay dhul ballaaran ka qabsatay maleeshiyada Xuutiyiinta ee ay dagaalka...
Soomaaliya oo walaac ka muujisay rabshadaha iyo biliqada ka socda dalka South Africa
Arbaco: July 14, 2021 Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa walaac ka muujisay rabshadaha iyo biliqada ka socda dalka South...