Kooxda Al-Shabaab oo beenisay hadalkii wasiirka arrimaha dibadda Somaliland ee ahaa in ciidmada Somaliland ay la dagaalamayaan ‘aragaxiso
Sabti: February 11, 2023 Kooxda Al-Shabaab ayaa beenisay hadalkii wasiirka arrimaha dibadda Somaliland ee ahaa in ciidmada Somaliland...
Madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki oo sheegay in dalkiisu dib u helayo xubinnimadiisii urur goboleedka IGAD
Sabti: February 11, 2023 Madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki ayaa sheegay in dalkiisu dib u helayo xubinnimadiisii urur goboleedka...
Alshabaab oo Weerar ku billowdy Qaraxyo saakay ku qaaday xero Kutaala Jubaland
Sabti: February 11, 2023 Wararka laga helayo gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in saaka aroortii hore xubno ka...
Kenya oo shaacisay magacyada shan nin oo ay sheegtay in ay xubno ka yihiin Al-Shabaab
Sabti: February 11, 2023 Dowladda Kenya ayaa shaacisay magacyada shan nin oo ay sheegtay in ay xubno ka...
Laamaha Ammanka Kenya oo heegan sare la geliyay
Sabti: February 11, 2023 Waxaa heegan sare la galiyay ciidammada ammaanka ee waddanka Kenya kaddib markii ay soo...
Wasiirka warfaafinta Somaliland oo ku dhawaaqday xabbad joojin shuruud la’aan ah
Sabti: February 11, 2023 Xukuumadda Jamhuuriyadda gooni isu taageeda ku dhawaaqday ee Somaliland, ayaa ku dhawaaqday xabad joojin...
Carruur magacooda kari waayay ka dib markii laga soo badbaadiyay dhul-gariirka Turkiga
Sabti: February 11, 2023 Caruurta ku dhaawacantay dhul gariirka ee ku jira Isbitaalka Magaalada Adana ayaa ah kuwo...
Janaraal Biix oo Ka Hadlay Dagaalkii Shalay ka Dhacay Deegaan u Dhow wisil
Sabti: February 11, 2023 Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka Jeneraal Maxamed Tahliil Biixi ayaa faahfaahin ka bixiyey...
Meydadka Soomaali kale oo laga soo saaray burburka dhulgariirka Turkey
Sabti: February 11, 2023 Afar qof oo hor leh oo Soomaali ah ayaa lasoo saarey maydkooda 24-kii saac...
Kooxda Al-Shabaab oo si weyn loogu jabiyay dagaalka socda ee iska kaashanayaan ciidamada dowlada iyo kuwa deegaanka oo billowday
Kooxda Al-Shabaab ayaa tan iyo markii sida weyn loogu jabiyay dagaalka socda ee iska kaashanayaan ciidamada dowlada iyo...