Xukun xabsi labo bilood ah oo lagu riday Wariye Cabdalla Axmed Muumin
Isniin: : February 13 , 2023 Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta xukun xabsi labo bilood ah ku riday...
Culimada Somaliland oo war culus kasoo saaray dagaalka ka socda Laascaanood
Isniin: : February 13 , 2023 Culimada waaweyn ee Somaliland ayaa maanta markii u horeysay ka hadlay dagaalka...
C/llaahi “Jaamacaduhu waa meesha dal & dad marka la soo nooleynayo dadka hormuudka u noqonaya ay ka soo aflaxaan”
Axad, 12 Febraayo [QARANIMO ONLINE] C/llaahi Saciid Xassan oo ka mid ah ardayda wax ka dhigata Jaamacadda ACCORD...
Diyaaradaha dagaalka Maraykanka oo mar kale soo riday shay aan la aqoonsan
Axad: February 12, 2023 Diyaarad dagaal oo uu leeyahay Mareykanka ayaa shay aan la aqoonsan waxa ay ku...
Dardargelinta iyo sare u qaadidda dakhliga Caasimadda oo laga shiray
Axad: February 12, 2023 Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir Mudane Ciise Maxamuud ayaa kulan la qaatay...
In ka badan 18 ka tirsanaa khawaarijta oo lagu xasuuqay deegaanka Sabiid gobalka Shabeellaha Hoose
Axad: February 12, 2023 In ka badan 18 ka tirsan Khawaarijta Al-Shabaab ayaa lagu dilay tiro kalana waa...
Wasiirka Waxbarashada XFS oo ka qeybgaley Dood ku saabsan tayeynta Waxbarashada dalka
Axad: February 12, 2023 Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Faarax Sheekh...
Turkiga oo Xerxeray qandaraaslayaashii dhisat dhismayaashii ku bur buray dhulgariirkii
Axad: February 12, 2023 Dowladda Turkiga ayaa Xabsiga dhigtay 33 qandaraasleyaal dhismo ah sababo la xiriira cillado dhanka...
Haramcad u dhacay maxkamad magaalo u dhow caasimadda Hindiya ee New Delhi, waxaana uu dhaawacay ugu yaraan shan qof
Axad: February 12, 2023 Haramcad ayaa u dhacay maxkamad magaalo u dhow caasimadda Hindiya ee New Delhi, waxaana...
Somaliland oo Puntland ku eedeysay in ay ciidamo keentay aagga Tukaraq
Axad: February 12, 2023 Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madax-bannaanida ee Somaliland ayaa maamul-goboleedka Puntland ku eedeeysay in ay...