militariga Mareykanka oo ka dagay garoonka Kabul si ay u soo daad gureeyaan shaqaalaha Safaaradda Mareykanka.
Sabti: August 14, 2021 Cutubyo ka tirsan ciidamada militariga Mareykanka ayaa lagu soo warramay inay ka dageen garoonka...
Weerar ka dhacay dalka Burkina Faso oo lagu dilay 30 maleeshiyaad ah
Sabti: August 14, 2021 Weerar ka dhacay dalka Burkina Faso ayaa lagu dilay 25 maleeshiyaad ah, kuwaas soo ...
Mucaaradka Erdoğan oo ka horyimid kaalmo dhaqaale oo dowladda Turkigu ugu yaboohday Soomaaliya.
Sabti: August 14, 2021 Dhinacyada mucaaradsan madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdoğan, ayaa si adag uga horyimid kaalmo dhaqaale...
Lafta-gareen oo soo dhameystiray Liiska Musharaxiinta Xildhibaanada Aqalka sare
Sabti: August 14, 2021 Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicaiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa soo dhameystiray Liiska...
Farmaajo oo tacsi u diray Guddoomiyihii Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka Heer Federaal
Sabti: August 14, 2021 Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska,...
Koonfur Galbeed oo soo bandhigay jadwalka doorashada xubnaha Aqalka sare mar kale
Sabti: August 14, 2021 Guddiga hirgelinta doorashooyinka ee heer dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa soo bandhigay jadwalka doorashada...
Canada oo sheegtay inay qaadan doonto ilaa 20,000 oo qaxooti reer Afghanistan ah
Sabti: August 14, 2021 Dowladda Canada ayaa sheegtay inay qaadan doonto ilaa 20,000 oo qaxooti reer Afghanistan ah,...
Kooxda Arsenal oo guuldarro ku billowday horyaalka Ingiriiska kulankii Xalay
Sabti: August 14, 2021 Horyaalka Ingiriiska ee Premier League-ga ayaa si xamaasad leh ku billowday Jimcihii, iyadoo kooxda...
Kenya oo xirtay Rag ay baadi-goobayeen Dowladdaha Soomaaliya iyo Masar
Jimco: August 13, 202 Saraakiil ka tirsan Booliska La-dagaalanka Argagixisadda Kenya ee Mombasa ayaa xiray saddex eedeysane oo...
Rooble oo Nairobi kula kulmay Xubno kamid ah Guddiga doorashooyinka Jubbaland
Jimco: August 13, 202 Xubno ka tirsan Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka Jubaland ayaa kulan kooban la yeeshay Raysal Wasaaraha...