Guddoomiyihii Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka oo Muqdisho lagu aasay
Sabti: August 14, 2021 Waxaa Magaalada Muqdisho galinkii dambe ee maanta lagu aasay Guddoomiyihii Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka...
Rooble oo liiska Argagixisada ka saaray ONLF markii Xukuumadii ka horaysay ku tilmaantay Argagixiso
August 14, 2021 Sabti: Raisal wasaaraha Somaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Nairobi kula kulmay Hogaamiyaha Jabhada ONLF ee ka...
Wasiirkii hore ee amniga Jubaland Cabdirashiid Janan oo ka goostay Villa Somalia.
Sabti: August 14, 2021 Ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay, oo ka kala tirsan Villa Somalia, mucaaradka iyo xafiiska ra’iisul...
Burcad hubeysan oo galay qasri uu degan yahay amiirka Qatar oo ku yaalla xeebta Faransiiska
Sabti: August 14, 2021 Burcad mid ka mid ah uu hubeysan yahay ayaa galay qasri uu degan yahay...
Ciidamada Australia oo ka daadguraynaya Muwaadiniintooda dalka Afghanistan
Sabti: August 14, 2021 Ciidammadii Australia ee dadka daadguraynayay ayaa waxa la filaya inay gaaran Afghanistan saacadaha soo...
Taliban oo kusii siqeysa magaalada Kabul ee caasimadda dalka Afghanstan
Sabti: August 14, 2021 Taliban ayaa Sabtida maanta ah kusii siqeysa magaalada Kabul ee caasimadda dalka Afghanstan, kaddib...
Natiijo hordhac oo ka soo baxday doorashadi madaxtinimada dalka Zambia
Sabti: August 14, 2021 Natiijo hordhac oo Sabtida maanta ah kasoo baxday doorashadi madaxtinimada dalka Zambia ayaa muujineysa...
Ciidanka AMISOM oo lagala hadlay Shacabkii lagu dilay Shabeellaha Hoose
Moqdisho,August 14, 2021 —Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) iyo Guddoomiyaha gobolka...
Qoorqoor” Dalku wuxuu ku heshiiyay doorasho dadban marka doorasho dadban sideey tahay iyo sidii ay aheyd beey ku socotaa”
Moqdisho,August 14, 2021 —Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa sheegay in doorashadii dhawaan ka dhacday Galmudug ee Aqalka...
Musharax Madaxweyne Daahir Geelle oo gaaray Hoteelka Jazeera iyo kulamo ka socda
Moqdisho,August 14, 2021 —Musharax Madaxweyne Daahir Maxamuud Geelle ayaa gaaray hotelka Jazeera ee Magaalada Muqdisho, halkaas oo shir uu...