Khasaare ka dhashay Fatahaad uu sameeyay wabiga Shabeelle
Moqdisho,August 14, 2021 —Wabiga shabeelle ayaa fatahaad ka sameey tuulda Boodaale, oo ka mid ah tuulooyinka hoosyitaga magaalada Jowhar...
Madaxda dowladda oo ka hadlay geerida gudoomiyihii Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka
Moqdisho,August 14, 2021 —Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane, Maxamed Xuseen Rooble, ayaa Tacsi udiray qoyskii, asxaabtii iyo guud...
Jadwalka doorashada Aqalka Sare Koonfur Galbeed oo lasoo saaray
Moqdisho,August 14, 2021 —Shaacinta Jadwalka Doorashada Aqalka Sare Ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed. Guddiga Maamulka Doorashada Heer Maamul Goboleed...
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo ku dhawaaqay liiskii harsanaa ee Aqalka Sare
Moqdisho,August 14, 2021 —Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa soo saaray liiska Saddexdii xubnood ee ka dhimmaanaa...
Guddoomiyihii Guddiga Xalinta Khilaafaadka ee doorashada oo geeriyooday
Moqdisho,August 14, 2021 —Guddoomiyihii Guddiga Xalinta Khilaafaadka ee doorashada C/llaahi Abyan Nuur ayaa goordhow ku geeriyooday Isbitaal Martiini. Sida...
midowga musharraxiinta oo kulan uga bilaawday goor dhawayd hotelka Jazeera ee magaalada Muqdisho
Sabti: August 14, 2021 Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goor dhawayd Xubnaha golaha midowga musharraxiinta...
Diyaarad sidday gaadiid dagaal oo ka dagtay Garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif Beledweyne
Sabti: August 14, 2021 Wararka ka imaanaya magaalada B/weyne ayaa sheegaya in ay halkaas ka dagtay Diyaarad sidday...
Ciidamada UK oo ka badbaadiyay Burcad Badeed Markab Xamuul oo Turkiga laga leeyahay
Sabti: August 14, 2021 Ururka Britain u qaabilsan Hawlaha Maraakiibta Ganacsiga (UK Maritime Trade Organization (UKMTO) ayaa sheegtay...
Banaanbax looga soo hor jeedo TPLF oo hadda ka socda magaalada Jigjiga
Sabti: August 14, 2021 Wararka ka imaanaya Caasimadda deegaanka Soomaalida ee Jig jiga ayaa sheegaya in Qaybaha kala...
Qoor Qoor oo xalay khudbad ka jeediyey xuska aas aaska 14-ka August ee Galmudug oo ka hadlay Doorashada
Sabti: August 14, 2021 Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye ( Qoor Qoor) oo xalay khudbad ka...