War deg deg ah: Taalibaan oo gudaha u gashay caasimadda Afghanistaan ee kaabul
Axad: August 15, 2021 Waxaa jira warar sheegaya in Ururka Taalibaan ay gudaha u gashay caasimadda Afghanistaan....
Siyaasiyiinta iyo xildhibaanada beesha Xawaadle oo shir uga furmay B/weyne
Axad: August 15, 2021 Wararka ka imanaya saakay gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in magaalada Beledweyne ee xarunta gobolkaasi...
Waa tuma haweeneydii ugu horreysay ee barasaab ka noqoneysa New York?
Axad: August 15, 2021 Kathy Hochul ayaa lagu wadaa inay noqoto haweeneydii ugu horreysay ee barasaab ka noqota...
Taalibaan oo la wareegtay magaalooyinka muhiimka ah
Axad: August 15, 2021 Ururka Taalibaan ayaa u qarka u saaran inuu dib ula wareego gacan ku haynta...
300 qof oo ku geeriyootay dhul-gariir xooggan oo ka dhacay waddanka Haiti
. Axad: August 15, 2021 In ka badan 300 oo qof ayaa geeriyootay dhul-gariir xooggan oo ka dhacay...
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey oo soo saaray digniin xaaladda dalka Afgaanistaan
Axad: August 15, 2021 Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey Antonio Guterres ayaa soo saaray digniin culus oo ku...
Saraakiisha dalka Cameroon oo sheegay in boqolaal qof ay ka qaxeen xuduudda
Axad: August 15, 2021 Saraakiisha dalka Cameroon ayaa sheegay in boqolaal qof ay ka qaxeen xuduudda waqooyi ee...
Dowlada Qatar oo ka shaqaysay wadahadalladii u dhexeeyey Taalibaan iyo xukuumadda Afghanistan
Axad: August 15, 2021 Qatar oo ka shaqaysay wadahadalladii u dhexeeyey Taalibaan iyo xukuumadda Afghanistan oo ayaa ka...
Ciidanka Booliiska Gobolka Bari oo xalay hawlgal lagu sugayay Amniga ka sameeyay
Axad: August 15, 2021 Ciidanka Booliiska Gobolka Bari, ayaa xalay hawlgal lagu sugayay Amniga ka sameeyay magaalada Boosaaso...
Baydhabo oo ka socota qaban-qaabada doorashada kuraas ka mid ah Aqalka Sare
Axad: August 15, 2021 Wararka ka imaanaya Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa waxay sheegayaan in halkaas...