Shir muqdisho u furmay DF iyo saraakiishii AMISOM ee shalay soo gaaray Muqdisho
Arbaco: August 18, 2021 Magaalada Muqdisho ayaa waxaa Maanta uu shir uga furmay Madax ka socota Golaha Nabadda...
Wasiirka Arrimaha Dibedda Turkey oo sheegay in wada hadal la galayaan Taalibaan
Arbaco: August 18, 2021 Turkey ayaa wada-hadallo la leh dhammaan dhinacyada Afghanistan, oo ay ku jirto Taalibaan, waxayna...
Ciidamada Galmudug oo dib ugu laabtay tuullada Shabeelow
Arbaco: August 18, 2021 Wararka ka imaanaya Gobolka Mudug ayaa sheegaya in Milatariga Soomaaliya oo ay taageerayaan ciidamada...
UK oo ballan qaaday in ay kumanaan qaxooti reer Afghanistan ah magan gelyo siinayso
Arbaco: August 18, 2021 Xukuumadda Ingiriiska ayaa ballan qaaday in ay kumanaan qaxooti reer Afghanistan ah magan gelyo...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Galmudug oo ka hadlay dagaalkii shalay
. Arbaco: August 18, 2021 Waxaa saaka xaalad deganaansho ah laga dareemayaa degaanka Shabeelow oo dhaca Koonfurta Gobolka...
Siciid Abshir oo kamid ah Xubnaha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka dadban oo ka hor yimid .
Arbaco: August 18, 2021 Siciid Abshir oo kamid ah Xubnaha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka dadban ee heer Federaal (FEIT)...
Burcad Hubeysan Oo xalay Lagu Qabtay Howlgal Laga Sameeyay Muqdisho.
. Arbaco: August 18, 2021 Ciidamo ka tirsan Booliska dowladda Federaalka gaar ahaan kuwa Maamulka degmada Kaaraan ee...
Kulan looga hadlayo tabasho ay qabaan dadka ku nool G/Hiiran oo lagu qabanayo Beledweyne
. Arbaco: August 18, 2021 Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa saakay ka socda qaban qaabadii ugu...
47 Muhaajiriin oo ku geeriyootay Dooni ku cilladowday Badweynta Atlantic
. Arbaco: August 18, 2021 Ugu yaraan 47 Muhaajiriin Afrikaan ah, ayaa ku geeriyootay Dooni ku cilladowday Badweynta...
Afghanistan Heshiiska ay ciidamada Maraykanku ku baxeen 20 kadib
Arbaco: August 18, 2021 Ka bixitaankii ciidamada caalamiga ah, Taliban waxay isku fidisay dalka oo dhan, waxayna qabsadeen...