Hoggaamiyaasha Taalibaan oo markii ugu horreysay muddo 20 sano dib Wajiyadooda la arkay
Arbaco: August 18, 2021 Hoggaamiyaasha Taalibaan ayaa markii ugu horreysay muddo 20 sano ah ka dib dunida wajiyadooda...
Wasaaradda Waxbarashada Puntland oo sheegtay in la soo geba-gabeeyay sixitaanka Imtixaanka Shahaadiga ah ee 8-aadka.
Arbaco: August 18, 2021 Wasaaradda Waxbarashada Puntland, ayaa sheegtay in la soo geba-gabeeyay sixitaanka Imtixaanka Shahaadiga ah ee...
Yurub oo loogu baaqay inay soo dhaweeyaan qaxootiga Afghanistan
Arbaco: August 18, 2021 Kadib qabsashadii kooxda Taalibaan ee dalka Afghanistan, ayaa waxa soo ifbaxayay in dalalka qaarkood...
Taalibaan “Waxaan jeclahay inaan u xaqiijiyo bulshada caalamka iyo Mareykanka inaan cidna la waxyeeleyn doonin
Talaado: August 17, 2021 Taalibaan ayaa maanta Kabul ku qabatay shirkeedii jaraa’id ee ugu horreeyey tan iyo markii...
Uganda oo qaadaneysa laba kun oo qaxooti reer Afghanistan ah
Talaado: August 17, 2021 Uganda ayaa qaadaneysa laba kun oo qaxooti reer Afghanistan ah, ka gadaal markii dagaal...
Haweenka ka shaqeeya Tv-yada Afghanistan oo shaqooyinkii dib uggu noqdey
Talaado: August 17, 2021 Haweenka ka shaqeeya Tv-yada dalka Afghanistan, ayaa shaqooyinkii dib uggu noqdey, ka gadaal markii...
Sarkaal sare iyo dhowr kale oo lagu dilay dagaal ka dhacay Galmudug
Moqdisho,August 17, 2021 —Wararka laga helayo deegaanka Shabeellow ee gobalka Mudug ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeya ciidamada daraawiishta...
RW Rooble oo la kulmay Xoghayaha Jaamacadda Carabta
Moqdisho,August 17, 2021 —Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble oo safar shaqo ku jooga dalka Masar ayaa maanta...
Guddoomiyihii degaanka Garasbaaleey oo qarax lagu dilay
Moqdisho,August 17, 2021 —Gudoomiyaha degaanka Garasbaaleey ee Duleedka Magaalada Muqdisho ayaa waxaa marka hore uu dhaawac culus kasoo gaaray...
Guddiga doorashooyinka oo soo Bandhigay Habraaca doorashadda Golaha Shacabka
Moqdisho,August 17, 2021 —Gudiga hirgelinta Doorashooyinka Heer Federal ayaa Maanta soo saaray habraaca iyo shuruudaha loo marayo hanaanka doorashada...