Madaxadii caafimaadka Al-Shabaab Gobolka Galgaduud oo isku soo dhiibay Galmudug
Talaado: August 31, 2021 Wararka ka imaanaya Gobolka galgaduud ayaa sheegaya in Ciidamada xoogga ee ku sugan gobolka...
Madaxa Taliska Dhexe ee Mareykanka oo ku dhawaaqay dhammaadka howlgalka Mareykanka ee Afghanistan
Talaado: August 31, 2021 Ku dhawaad 20 sano kadib markii Mareykanku ciidamo u diray Afghanistan si ay uga...
Hay’adda Qaramada Midoobay ee ilaalinta deegaanka oo sheegtay in baatroolka lagu daro maadada Lead dunida laga cidhib tiray
Talaado: August 31, 2021 Hay’adda Qaramada Midoobay ee ilaalinta deegaanka ee magaceeda loo soo gaabiyo UNEP ayaa sheegtay...
Mareykanka oo sheegay inay baarayaan Duqaymo daraad ay ka gaysatay Kabul in ay shacab ku dhinten.
Talaado: August 31, 2021 Wasaaradda arimaha dibadda Mareykanka ayaa sheegtay inuusan muran ka jirin in dad rayad ah...
Gudoomiyaha Degmadda Matabaan oo Magacaabay 4 kamid ah Agaasimayaasha Maamulka
Talaado: August 31, 2021 Gudoomiyaha Degmadda Matabaan ee Gobolka Hiiraan Mudane Maxamed Shiikh Maxamuud (Dhobooy) ayaa Magacaabay 4...
Turkiga oo soo bandhigay diyaarad dagaal oo drone ah, taas oo qaadda hub, laguna sameeyay gudaha Dalkaas
Talaado: August 31, 2021 Turkiga ayaa soo bandhigay diyaarad dagaal oo drone ah, taas oo qaadda hub, laguna...
Wasiirka Gaashaandhigga oo Turkiga kaga qeyb galay Munaasabad Tababar loogu Soo Xerayay saraakiil
Talaado: August 31, 2021 Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Xasan Xuseen Xaaji ahna Senatorka la soo doortay ayaa dalka...
Mareykanka oo xaqiijiyay in 20 sano kadib joogitaankiisii militari ee Afghanistan uu soo dhammaaday
Talaado: August 31, 2021 Mareykanka ayaa ku dhawaaqay inuu soo gabagaboobay joogitaankoodii militari ee waddanka Afghanistan, waxaan diyaaradihii...
WHO oo sheegtay in sannadkan dad badani Korona ugu dhiman doonaan Yurub
isniin: August 30, 2021 Agaasimaha xafiiska Yurub ee hay’adda caafimaadka aduunka ee WHO ayaa sheegay in in ragaadka...
Muqdisho”Dad horleh oo COVID-19 ugu geeriyooday”
Moqdisho,August 30, 2021 —Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in...