Turkiga oo go’aan rasmi ah ka qaadatay xaaladda dalka Afghanistan iyo safaaradda ay ku laheyd Kabul
isniin: August 30, 2021 Dowladda Turkiga ayaa go’aan rasmi ah ka qaadatay xaaladda dalka Afghanistan iyo safaaradda ay...
Taalibaan oo sharci daro ku tilmaantay weerarada maraykanka ee diyaaradaha aan duuliyaha lahayn
isniin: August 30, 2021 Taalibaan ayaa ku eedeysay ciidamada Mareykanka ee Kabul inay si sharci -darro ah u...
degmada Baraawe oo ay gaareen wafdi ka socda Hay’adaha Qaramada Midoobay
isniin: August 30, 2021 Waxaa Maanta degmada Baraawe oo ah Xarunta rasmiga ah ee dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed...
Magacyada golaha wasiirada ee la filayo inay Taalibaan ku dhawaaqdo Oo la shaaciyay
isniin: August 30, 2021 Hoggaamiye sare oo ka tirsan Taalibaan oo codsaday in aan magaciisa la shaaciin ayaa...
hobolada Waaberi oo ka hor yimid go’aan ay gaartay wasaaradda warfaafinta
isiniin: August 30, 2021 Qaar kamid ah abwaannada iyo fannaaniinta kooxda Waaberi ee magaalada Muqdisho ayaa ka hor...
Sababta ku kaliftay dhallinyaradii Soomaalida ee weerarada ka fuliyey Jarmalka oo la shaaciyey
isiniin: August 30, 2021 Dalka Jarmalka waxaa maalmihii dambe kusoo badanayey dhallinyaro Soomaali ah oo halkaas ka geysanaya...
Magaalada New Orleans ee dalka Mareykanka oo ka tagtay korontada kaddib markii duufaanta Ida ay ku dhufutay
Isniin: August 30, 2021 Magaalada New Orleans ee dalka Mareykanka ayaa waxa ka tagtay korontada kaddib markii duufaanta...
Maxkamad Milatariga oo xukun 10 sanno oo xabsi ciidan ah ku riday Cabdisamad
Isniin: August 30, 2021 Maxkamad milatari oo ku taalla magaalada Muqdisho ayaa xukun 10 sanno oo xabsi ciidan...
gantaallo lala beegsaday garoonka diyaadaha ee Kabul
Isniin: August 30, 2021 Mareykanka ayaa sheegay in nidaamkiisa ka hortagga gantaalaha ee Kabul uu ka hortagay gantaallo...
Maydadka askartii Maraykanka lagu laayay Garoonka Kabul oo laga dajinaya Maraykanka Saacadaha soo socda
Isniin: August 30, 2021 Waaxda Difaaca Mareykanka Pentagon waxay sheegtay in 13 askari ay kaga dhinteen, 15 kalena...