Midowga Musharixiinta oo taageeray Go’aankii RW Rooble
Muqdisho | September 06, 2021:-Midowga musharraxiinta Madaxweynaha ayaa boggaadiyay go’aanka uu RW Rooble shaqada kaga joojiyey agaasimaha Hay’adda...
Dhalinyaradii Saddexda ahaa ee dhawaan sababo la xiriirka kiiska Ikraan Tahliil loo afduubay oo la sii daayay
Isniin: September 6, 2021 dadaal dheer kadib waxaa ugu dambeyn lagu guuleystay in la siidaayo Dhalinyaradii Saddexda ahaa...
Maamulka Jubaland oo si diiran u soo dhaweeyay xil ka joojinta Taliyaha NISA fahad Yaasin.
Isniin: September 6, 2021 Maamulka Jubbaland ayaa Noqday maamulkii ugu horeeyay oo si diiran u soo dhaweeeyayXilka qaadistii...
Ciidammada gaarka ah ee Guinea oo ku dhawaaqay bandow socon doona Waqti dheer
Isniin: September 6, 2021 Ciidammadaasi ayaa Axaddii talada dalkaasi afgambi kula wareegay iyagoo gacanta ku dhigay madaxweyne Alpha...
Wiil uu dhalay Qadaafi oo laga sii daayay xabsi ku yaala Tripoli
Isniin: September 6, 2021 Wiil uu dhalay hogaamiyihii hore ee dalka Liibiya Mucamar Al -Qadaafi ayaa laga sii...
Turkiga oo Canbareeyay afganbigii Militariga Dalka Guinea xukunka kaga tuureen madaxweynihii dalkaas Alpha Conde.
Isniin: September 6, 2021 Dowladda Turkiga ayaa cambaaraysay talaabadii Militariga Dalka Guinea xukunka kaga tuureen madaxweynihii dalkaas Alpha...
Millatariga dalka Guinea oo sheegay iney Afgembi xilkii kaga tuureen Madaxweynihii dalkaasi
Isniin: September 6, 2021 Ciidamo ka tirsan Millatariga dalka Guinea ayaa sheegay iney Afgembi xilkii kaga tuureen Madaxweynihii...
Al-shabaab oo Dagaal ku qaaday degaanka Bariire
Isniin: September 6, 2021 Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Dagaal kulul oo dhex maray Ciidamada Dowlada...
Rooble awood sharci ma u leeyahay shaqo joojinta agaasimaha NISA?.
Isniin: September 6, 2021 Haddabada Rooble awood sharci ma u leeyahay shaqo joojinta agaasimaha NISA? Ciise Dhoolo-Waa oo...