Hoggaankii dooxada Panjshir oo la la’yahay xilli Taalibaan ay “la wareegtay” Dooxada
. Isniin: September 6, 2021 Taalibaan ayaa sheegtay in dadkii gacanta ku hayay Dooxada Panjshir “la la’yahay xilligan”....
Afhayeenka ururka Taalibaan oo shir jaraa’id ku sheegay in Taliban ay qabsadeen gobolka Panjshir.
Isniin: September 6, 2021 Afhayeenka ururka Taalibaan Zabihullah Mujahid, ayaa shir jaraa’id uu maanta qabtay ku sheegay in...
Banaanbax looga soo horjeedo Fahad iyo Farmaajo oo Muqdisho ka dhacaya saacadaha soo socda
Isniin: September 6, 2021 Wararka ka imaanaya Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in saacadaha soo socda lagu wado in...
Taliyaha ciidamada Booliska Xijaar oo kulan deg deg ah iskugu yeeray Saraakiisha Taliska Booliska
Isniin: September 6, 2021 Qoraal ka soo baxay Xafiiska Taliyaha ciidamada Booliska Soomaaliyeed, Generaal Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar)...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug oo gaaray Dhuusamareeb.
Isniin: September 6, 2021 Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa galabta dib...
Cabduweli Gaas oo taageeray Go’aanka Rooble shaqada uga joojiyay taliyihii NISA
Isniin: September 6, 2021 Ra’iisul Wasaare Mohamed Hussein Rooble iyo madaxweyne Mohamed Abdullahi Farmaajo waa isku khilaafsanyihiin shaqo-joojinta...
Madaxweyne Guudlaawe: “Jowhar waxaa ka dhici doona doorasho hufan oo si dhab ah loogu tartamo”
Isniin: September 6, 2021 Madaxweynaha Hirshabelle Cali Guudlawe Xuseen ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi ka socday Gudiyada Hirgalinta...
musharraxiinta oo Tageeray amarkii Rooble shaqada kaga joojiyey Fahad yaasiin
Isniin: September 6, 2021 Midowga musharraxiinta Madaxweynaha ayaa boggaadiyay go’aanka uu RW Rooble shaqada kaga joojiyey agaasimaha Hay’adda...
Farmaajo oo kasoo horjeestay shaqa joojintii Rooble ku sameeyay Agaasimaha NISA Fahad Yaasiin
Isniin: September 6, 2021 Madaxweynaha Muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kasoo horjeestay shaqa joojintii...
Rooble oo shaqo ka-joojin ku sameeyey agaasimaha hay’adda Nabad-Sugidda
Isniin: September 6, 2021 Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa shaqo ka-joojin ku sameeyey agaasimaha hay’adda Nabad-Sugidda...