ICG “ Waxaa suura-gal ah inay Ikraan fashilin rabtay xog ku saabsan dhalinyaradii tababarka loogu qaaday Eritrea
Arbaco: September 15, 2021 Warbixin meelo badan taabanaysay oo lagu daabacay bogga Hay’adda Xasaradaha Caalamiga ah ee (ICG)...
Biden oo beeniyay in Xi Jinping ku gacan sayray codsi uu u diray
Arbaco: September 15, 2021 Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa Talaadadii beeniyey war lagu faafiyay warbaahinta, kaas oo sheegayay...
Rag ganacsatada Muqdisho lacag uga qaadan jiray inay Al-Shabaab ka tirsan yihiin oo xukun adag lagu riday
Arbaco: September 15, 2021 Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa xukun ku riday rag ganacsatada uga qaadi jiray lacag...
Qatar oo bixisay digniin la xiriirta maamulka garoonka diyaaradaha Kabul
Muqdisho | September 15, 2021–Qatar ayaa ka digtay inaysan qaadan doonin mas’uuliyadda maamulka garoonka diyaaradaha Kabul, haddii aan...
Xukun lagu riday Rag dadka lacag uga qaadi jiray inay ka tirsan yihiin Al-Shabaab
Muqdisho | September 15, 2021–Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa waxaa Maanta ay xukun ku riday rag...
Wararkii ugu dambeeyay doorashada Aqalka Sare ee Magaalada Jowhar
Muqdisho | September 15, 2021–Waxaa Maalintii labaad Magaalada Jowhar ka socota doorashada Xildhibaannada Aqalka Sare ku matalaya Maamulka...
Shirkii laascanood oo furmay & Guddi looga dhawaaqay
Muqdisho | September 15, 2021–Magaalada laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool waxaa Maanta oo Arbaco ah ka furmay shir...
Ururka Caafimaadka Adduunka oo ka digay faafitaanka COVID-19
Muqdisho | September 15, 2021–Khubaro Caafimaad oo ku takhasusay cudurrada faafa ayaa sheegay in wali dadka dunida ku...
Guddoomiye Mursal oo Arrimaha doorashooyinka kala hadlay Safiirka Sweden
Muqdisho | September 15, 2021–Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa Maanta waxaa uu xafiiskiisa ku qaabilay...
Dowladda Turkiga oo cambaareysay qarixii ka dhacay Muqdisho
Muqdisho | September 15, 2021–Dowladda Turkiga ayaa si kulul uga hadashay qarixii ismiidaaminta ahaa ee lala beegsaday maqaaxi...