Muwaadin Soomaaliyeed oo xalay Kooxo Burcad Koonfur Afrikan ah ay ku dileen dalkaas.
khamiis: September 16, 2021 Wararka ka imaanaya saakay Koonfur Afrikan ayaa sheegaya in Kooxo Burcad Koonfur Afrikan ah...
Dagaalkii ka socday Isgooska Banaadir oo ku dhaawacmay taliyihii Ciidanka Haramcad Cabdixamiid Fanax.
khamiis: September 16, 2021 Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal u dhaxeeyay ciidamo Milatari ah iyo...
Britain, Mareykanka iyo Australia oo u heshiiyay ka hortagga ciidanka Shiinaha
. khamiis: September 16, 2021 UK, Mareykanka iyo Australia ayaa ku dhawaaqay heshiis dhanka ammaanka iyo ciidamada ah...
Roob xooggan oo xalay ka da’ay tuulada Xiriiro oo ka tirsan degmada Isku-shuban ee Gobolka Bari.
khamiis: September 16, 2021 Roob xooggan oo khasaare gaystay ayaa xalay ka da’ay tuulada Xiriiro oo ka tirsan...
Ku-simaha ra’iisul wasaare ku-xigeenka Afghanistan Mullah Abdul oo hadlay Khilaafka Taalibaan
khamiis: September 16, 2021 Waxaa maalmihii lasoo dhaafay soo baxayay warar sheegaya in khilaaf xoogan soo kala dhax...
Ciidamada Amaanka oo howlgallo ka sameeyay magaalada Baydhabo
khamiis: September 16, 2021 Howlgalkan uu horkacayey Taliyaha Hay’adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed Qeybta Koonfur Galbeed,...
Ethiopia oo uga digtay Tunisia faragelin ay ku samayso biya xireen webiga Nil.
khamiis: September 16, 2021 Wasaaradda arimaha dibadda dalka Ethiopia ayaa sheegtay inay khalad taariiqda gashay ay ku noqon...
Weerar lagu dilay askar Pakistan ah oo ka dhacay Koofur galbeed dalkaasi
khamiis: September 16, 2021 Saraakiisha Gobolka Kheybar iyo militeriga dalka Pakistan ayaa sheegay in ilaa 7 askari ay...
Guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda Cali Yare oo ka hadlay dagalka saakay ka socda Muqdisho.
khamiis: September 16, 2021 Guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda ee gobolka Cali Yare ama Cali jeeb ku...
Dagaal ka socda isgoyska Banaadir una dhaxeeyaa Ciidamo uu wato Col Liibaan Madaxweyne iyo Ciidamo Booliis ah.
khamiis: September 16, 2021 Wararka ka imaanaya Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in saakay aroor hore uu ka dhacay...