DAAWO SAWIRADA:-Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir oo la soo tusay xarumaha dowladda Hoose
Muqdisho | April 15, 2017-Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Taabid Cabdi Maxamed ayaa maanta...
Wasiirka Gaashaandhigga oo Lacag ku wareejiyay Guddiga Abaaraha Qarka
Muqdisho | April 15, 2017–Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya C/rashiid C/llaahi Maxamed ayaa maanta Guddiga gurmadka Abaaraha ku wareejiyay...
DAAWO SAWIRADA:-Taliyaha ciidamad Xooga Dalka Oo booqday askar dhaawac ah
Muqdisho | April 15, 2017–Taliyaha ciidamada Xooga Axmed Maxamed Jimcaale (Cirfiid) ayaa booqday Ciidamo ka tirsan Xoogga dalka...
Xiisad Adag Oo U Dhaxaysa Maraykanka Iyo Kuuroyada waqooyi
Muqdisho | April 15, 2017-Dowladda Kuuriyadda Waqooyi ayaa sheegtay in ay diyaar u tahay in ay jawaab adag...
Inkabadan 2,000 tahriibayaal ah oo maanta gaaray xeebaha dalka Talyaaniga
Muqdisho | April 15, 2017Afhayeen u hadlay ciidamada ilaalada xeebaha Talyaaniga ayaa sheegay in illaa 19 howlgalo badbaadin...
Daba Goordhaw ka kacay xafad kamid ah xafadaha magalada muqdisho
Muqdisho | April 15, 2017–Wararka naga soo gaaraya Xaafadda Oodweyne ee degmada Dayniile ayaa waxa ay sheegayaan in...
DHAGAYSO:-Gudoomiyaha G/Banaadir Oo Howlo Kormeer ah Ku Tagay Visha Geverno
Muqdisho | April 15, 2017-Gudoomiyaha Cusub ee gobolka Banaadir Taabid Cabdi Maxamed ayaa maanta kormeeray xafiisyadda ay ku...
DAAWO SAWIRADA:-Kulan looga hadlayey dib u eegista Dastuurka dalka oo Maanta Muqdisho lagu qabtay
Muqdisho | April 14, 2017-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta Kulan kula yeeshay xafiis...
Kulan looga hadlayey dib u eegista Dastuurka dalka oo Maanta Muqdisho lagu qabtay
Muqdisho | April 14, 2017-Kulan looga hadlayey dib u eegista Dastuurka dalka ayaa Maanta Magaalada Muqdisho ee Caasimadda...
Qaban Qaabada Shirkii Ugu Horeeyay ay Isku Horfariisanayaan Doowlada Cusub iyo Maamul gobadaleedyada Oo Laga Dareemaya Muqdisho
Muqdisho | April 14, 2017- Waxaa Saacadihii aynu ka soo gudubnay soo gaaray Magaalada Muqdisho qaar ka mid...