DAAWO SAWIRADA :-Xaflad lagu taageerayey Wasiirka iyo Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda oo Koofur Afrika lagu qabtay.
Muqdisho | April 12, 2017 –Munaasabadaan oo aheyd mid si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa waxaa...
DAAWO SAWIRADA:-Madaxweenaha Putlanad Oo Maanta Dib Ugu Soonoqday Magaalada Gaalkacayo
Muqdisho | April 12, 2017 –Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaadhan uu hogaaminayo ayaa...
DAAWO SAWIRADA :-Taliyaha Ciidanka Asluubta oo kormeeray Qeybaha Xabsiga Dhexe uu ka kooban yahay
Muqdisho | April 12, 2017 –Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sarreeye Gaas Xuseen Xasan Cismaan ayaa maanta kormeeray Xabsiga...
Nabadoon Dalbaday In Lasiidaayo Ganacsade Ku xiran Dalka keenya
Muqdisho | April 12, 2017 –Nabadoon Axmed Xuseen oo ka mid ah waxgaradka Soomaaliyeed ayaaugu baaqay in dowladda...
Madaxweyne Farmaajo oo ballan qaaday iney Al-shabaab dalka kaga ciribtirayaan mudo 2 sano gudahood ah
Muqdisho | April 12, 2017 –Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ballan qaaday in Al-shabaab guud ahaan dalka looga...
Raysal Wasaare Kheyre Oo Hanbalyo U diray Ciidamad Xooga Qalabka Sida
Muqdisho | April 12, 2017 –Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa Ciidamada Xoogga Dalka...
DHAGASO:-Ciidamad Maamulka Galmudug Oo Soo furatay Bad Maaxayaal Afduub Ay Ku haysteen Koox Burcada Badeed soomaali ah
Muqdisho | April 12, 2017 –Ciidamada Nabad Suggida Galmudug ayaa Saaka Markale xoog kusoo furtay 8 badmaax oo...
Ciidamad Ladagaalanka Burcadbadeedka ee NATO Oo Mudo Kordhin Loosameeyay
Muqdisho | April 12, 2017 –Ciidamada la dagaalanka Burcadbadeeda ee joogga Xeebaha Soomaaliya ee lagu magacaabo NATO ayaa...
DHAGAYSO:-Wasiirka Wasaarda Gaashandhiga Oo Hanbalyo U diray Ciidamada Xoga Dalka Soomaaliya
Muqdisho | April 12, 2017 –Wasiirka Gaashaandhiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/rashiid C/llaahi Maxamed ayaa hambalyo ku aaddan Maalinta...
DAAWO SAWIRADA:-1-Xidigle Faa’iso Oo Hab Fadhiyah kaga Qaybgalaysa Gaada Kacayaarka Ay Soo Bandhigayaan Ciidamada Xooga dalka Soomaaliya
Muqdisho | April 12, 2017 –Gabdhaha ku jira Ciidamada Soomaaliya qeybahooda kala duwan ayaa waxa ay yihiin kuwo...