Wafdi Uu horkacayo Madxweyne Farmaajo Oo Ku wajahan Baydhbo
Muqdisho | Abriil 23, 2017 –Ilo lagu kalsoon yahay ayaa idaacadda Q.O.L u xaqiijiyay in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed...
Wasaarada Waxbarashada Soomaalia Oo Kajawaabtay Hadal Dhawaan Ka Sooyeeray Kooxada Al-Shabaab
Muqdisho | Abriil 22, 2017 –Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare C/raxmaan Dahir Cusmaan ayaa ka jawaabay hadal ka...
DHAGAYSO :-Gudoomiyaha Gobalak Banaadir Oo Ku Dhawaaqay Isbadal Horleh In Uu La Imaan Doono
Muqdisho | Abriil 22, 2017 –Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ayaa sheegay inuu isbedel dhab ah ku samayn doono...
Galmudug iyo Ahlusuna oo maanta wada hadalo kaga bilaabday Muqdisho
Muqdisho | Abriil 22, 2017 –Wada hadalada u dhaxeeya Maamulka Galmudug iyo Ahlusuna ayaa maanta lagu wadaa inuu...
Hay ada WFP Oo Gargaar Bini aadanimo Soo Gaarsiisay Daowlada Somalia
Muqdisho | Abriil 22, 2017 –Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan cuntada adduunka ayaa sheegtay in deeq noocyo kala...
DAAWO SAWIRO HORDHAC AH :- Booqashadii R/W Kheyre Uu Ku Tagay Dagamada Dayniile
Muqdisho | Abriil 21, 2017 – Warar aanu ka heleyno deegaanka Degmada Dayniile ayaa sheegaya in Ra’isul Wasaare...
DEG-DEG:-Dhimasho iyo dhaawac soo kala gaartay Laba Qoys oo dhul ku muransan deegaanka Ceelasha Biyaha
Muqdisho, 20, April 2017 –Laba Qoys oo uu ka dhexeeyo muran Salka ku haya Dhul ayaa Maanta ku...
Wasaarad Arimaha Diinta OO warmurtiyeed Kasoosaratay Ururka Asaaciduuna Bil Xaq
uqdisho, 20, April 2017 Wasaaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa soo saartay digniin ku aadan in...
Madaxweynaha Hirshabeelle oo gaaray Buulo-Burte
uqdisho, 20, April 2017 –Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle Cali Cabdulaahi Cosoble iyo Taliyaha ciidamada AMISOM ee dalka Jabuuti...
Diyaaradihii Qaadka Muqdisho Keeni jiray Oo Maanta Lagu Arkay Jowhar
Muqdisho, 20, April 2017 –Xubno ka tirsan maamulka Hirshabeelle, ayaa waxa ay xaqiijiyeen in diyaaradahaasi ay ka dageen...