Xildhibaanada Aqalka Sarre Oo Maanta Doortay Gudiga Ugu mid noqon Lahaa Gudiga Dib U Eegista Dastuurka KMG
Muqdisho, Abriil 19, 2017–Golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta doortay xubnihii uga mid...
DHAGAYSO:- R/wasaare ku xigeenka dalka oo xariga kajaray xarunta isku dubaridka gargaarka
Muqdisho, Abriil 19, 2017 – Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ayaa waxaa Maanta lagu daah furay Xarunta Isku...
Uganda oo soo dhaweeyey Milliteriga Maraykanka ee Soomaaliya u yimid la-dagaalanka Al-Shabaab
Muqdisho, Abriil 19, 2017- Afhayeenka Ciiddanka Difaaca Dadka Uganda (UPDF), Richard Karemire ayaa hadalkaasi ku sheegay Wareysi uu...
Barlamaanka Soomaaliya oo ku amrray in ay xukuumada jawaab cad ay kabixiso heshiikii Soomaaliland iyo Imaaraatka ay wada gaareen
Muqdisho, Abriil 19, 2017 – Baarlamaanka Soomaliya ayaa xukuumadda ka dalbaday in ay Warbixin cad ka keento heshiiskii...
DEG-DEG :-Nabadoon Caan Ka ahaa Baldweyne Oo Caawa Lagutoogtay Magalaadaas
Muqdisho, Abriil 18, 2017 –Kooxo hubeysan ayaa caawa xaafada Howlwadaag Magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan waxa ay...
Madaxweynah Maamul Gobaleedka Putland Oo Maanta Dib Ugunoqday Garoowe
Muqdisho, Abriil 18, 2017 –Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaadhan uu hogaaminayo ayaa...
Wasiirka Wasaarada Arimaha Dibada Soomaaliya Oo Lakulmay Danjireyaasha Turkiga iyo Sweden
Muqdisho, Abriil 18, 2017 – Wasiirka Arrimaha Dibadda Dowladda Federaalka Soomaaliya Yuusuf Garaad ayaa maanta xafiiskiisa gooni gooni ugu...
Wasaarada Waxbarashada DF Iyo Kuwa Maamul Gobaleedyada Dalka Oo Muqdisho uga Furmay Maanta
Muqdisho, Abriil 18, 2017 –Kulankan oo ujeedkiisu ahaa tayeynta waxbarashada Dalka ayaa waxaa Magaaladda Muqdisho ay ku yeeshay...
WAR DEG DEG AH:- Tiro hoobiyayaal ah oo kusoo dhacay qeybo kamid ah magalada Muqdisho
Muqdisho | April 18, 2017 – Hoobiye ayaa Galabnimadan waxa uu ku soo dhacay Nawaaxiga Iskuulka Xasan Qariidi...
Ciidanka dowladda & kuwa AMISOM oo Hawlgallo kawada Degmada Afgooye
Muqdisho | April 18, 2017–Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa Maanta hawlgallo dad lagu soo qabqabtay...