Mareykanka oo shaaciyay duqeyn qarsoodi ah uu ka geystay Jubbooyinka
Muqdisho, April 13, 2016: Wasaaradda Gaashaandhigga Mareykanka ayaa sheegtay in weerar cusub oo ay fuliyeen diyaaradaha aan duuliyaha laheyn...
M/weyne Xasan Sheekh oo sii deynaayo caruurtii lagu qabtay Puntland
Muqdisho, April 13, 2016: Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa tilmaamay waalidiinta Somaliyed ee caruurtooda lagu qabtay duulaankii Shabaabka...
“Dadka aan sharciga ku joogin Puntland, waa la qabanayaa, waana la xirayaa”
Muqdisho, April 13, 2016: Cabdi Xirsi Cali (Qarjab), Wasiirka Amniga Puntland, ayaa soo saaray digniin cusub oo la xiriira...
Wasiiro gaaray Jowhar iyo wajiga labaad ee shirka oo goor dhow furmaya
Muqdisho, April 12, 2016: Wafdi Wasiiro ka kooban ah oo uu hogaaminayo C/raxmaan Odawaa Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka...
Warmurtiyeedki ka soo baxay shirka Madasha Wadatashiga Qaranka
Muqdisho, April 12, 2016: Akhristayaasha ku tixan Qaranimo, waxaan halkan idiin soo dhignay War Murtiyeedki ka soo baxay Shirka...
Faroole oo digniin kama danbeys ah ka bixiyay soo xulista Baarlamaanka Somalia
Muqdisho, April 12, 2016: C/raxmaan Sheekh Maxamed “Faroole”Madaxweynihii hore ee Maamulka Puntland, ayaa ka digay in Baarlamaanka cusub ee...
Madasha wadatashiga qaran oo goor dhow la soo gaba gabeeyay
Muqdisho, April 12, 2016: Waxaa mar dhow la soo gaba gabeeyay shirkii Madasha wada tashiga qaran ee looga hadlayay...
Qarax ka dhacay degmada Xamar weyne
Muqdisho, April 11, 2016: Dad gaaraya ilaa shan ruux ayaa ku geeriyootay, in todobo ka badanna waa ay ku...
HUMAN TRAFFICKING IN SINAI DESERT
Muqdisho, April 11, 2016: Sawirada qar ayan idhaha u wanaagsaneeyn ee qofki Calool jilcan ha ka fogaato. Bal hoos ka...
“Puntland waxay u dagaalameysaa in awooda lagu wareejiyo, waa in la ixtiraamaa beelaha”
Muqdisho, April 11, 2016: Xildhibaan C/raxmaan Xoosh Jibriil ayaa ka soo horjeestay heshiiskii dowladda Federaalka iyo Puntland ee lagu...