Maxkamadda ciidamada qalabka sida oo maanta xukun dil ah ku fulisay Xasan Xanafi
Muqdisho, April 11, 2016: Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukun dil ah ku fulisay Xasan Xanafi...
Warsaxaafadeed laga laga soo saaray kulan Beesha Murusade ku yeelatay Muqdisho
Muqdisho, April 10, 2016: Shir balaaran oo maanta oo ay soo aabaabuleen Gudiyada Wargaradka Beesha Murusade ee Karanle ayna ka...
Furitaankii Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka oo baaqday
Muqdisho, April 10, 2016: Waxaa dib u dhac an la filaneeyn ku yimid furitaanka kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka Federaalka...
Xilliga la qaban doono Doorashooyika Somalia 2016 oo si qarsoodi ah loo helay
Muqdisho, April 10, 2016: Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayaa waxaa maanta ka furmaya shirka madasha wadatashiga qaran ee...
Kalfadhigii ugu dambeeyay ee Baarlamaanka oo maanta furmaayo.
Muqdisho, April 10, 2016: Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta furmaya, kaasoo ah kalfadhigii ugu dambeeyay ee...
Dowladda iyo Maamul goboleedyada oo maanta shir uga furmaya Muqdisho
Muqdisho, April 10, 2016: Madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada ayaa maanta shir looga hadlayo qaabka doorashooyinka uga...
Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay isgoyska Beexaani
Muqdisho, April 9, 2016: Waxa la sheegayaa in ugu yaraan 3 ruux ku geeriyootay 10-kalena waa ay ku dhaawacmeen...
Wajiga labaad ee maamul u sameynta Hiiraan iyo Sh/Dhexe oo maanta ka furmaya Jowhar
Muqdisho, April 9, 2016: Maanta ayaa lagu wadaa in magaalada Jowhar uu ka furmo wajiga labaad ee shirka Maamul...
Madaxweyne Geelle oo markii afaraad ku guuleystay Doorashada Jabuuti
Muqdisho, April 9, 2016: Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa markii afaraad ku guuleystay doorashada madaxtinimada ee dalkaas, kadib...
Shirka Madasha Wadatashiga Qaran oo maanta ka furmaya magaalada Muqdisho
Muqdisho, April 9, 2016: Madaxda Maamul goboleedyada dalka ayaa ku soo qul qulaya magaalada Muqdisho, si ay uga qeyb...