Xildhibaan C/fataax Nuur Mataan oo lagu weeraray guri uu ka degenaa Beled-Xaawo
Muqdisho, April 15, 2016: Xildhibaan C/fataax Nuur Mataan ayaa xalay la weeraray guri uu ka deganaa degmada Beled-xaawo ee...
Madaxweynaha oo khudbad ku saabsan xaaladda Soomaaliya ka jeediyay Jaamacadda IUA ee Khartoum
Muqdisho, April 15, 2016: Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa sheegay in Soomaaliya muddo dheer oo...
Madaxda waddamada Islaamka oo ku shiraya magaalada Istambuul
Muqdisho, April 15, 2016: Shir madaxeedka wadammada Islaamka ayaa lagu qanayaa dalka Turkiga kaasoo ay ka qeybgalayaan ilaa 30...
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo ka qeybgalay shirka IMF
Muqdisho, April 15, 2016: Shir sanadkiba mar la qabto, oo ay soo qaban qaabiyeen Bangiga adduunka iyo hay’adda lacagta...
Mooshin ka dhan ah shirka Hiran iyo Sh/Dhexe oo Baarlamaanka Somalia loo gudbiyay
Muqdisho, April 14, 2016: Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa mooshin lagu hakinayo Shirka maamulka loogu sameynayo Hiiraan iyo...
Ahmed Madoobe: “Guul taariikhi ayay aheyd innagoo aan nalagu dhex jirin in an heshiino”
Muqdisho, April 14, 2016: Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), Madaxweynaha Maamulka Jubbaland oo dib ugu laabtay magaalada Kismaayo ayaa...
Soomaaliya iyo Suudaan oo heshiis wada gaaray
Muqdisho, April 14, 2016: Mudane Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Suudaan, Cumer Xassan Axmed...
Burcad badeed Soomaali ah oo Faransiiska lagu xukumay
Muqdisho, April 14, 2016: Dhalinyaro todobo ah oo u dhashay Soomaali, ayaa maxkamadda ku taala dalka France, waxaa ay...
Somaliland oo sheegtay in aanay qeyb ka aheyn shirkii wadatashiga ee Muqdisho
Muqdisho, April 13, 2016: Maamulka Somaliland ayaa sheegay in aanay qeyb ka aheyn shirarkii Madasha Wadatashiga Qaran ee looga...
Qarax ka dhacay degmada Afgooye
Muqdisho, April 13, 2016: Dad gaarayaa Afar ruux ayaa ku geeriyootay qarax bambaano oo maanta duhurkii ka dhacay suuqa...