“Mooshinka laga keenay shirka Jowhar, waxaa ku jira Xildhibaano aan labada gobol u dhalan”
Muqdisho, April 19, 2016: Daahir Amiin Jeesow oo ah Xildhibaan ka mid ah Guddiga Arrimaha Gudaha ee Baarlamaanka, ayaa...
Todobo ruux oo lagu dilay Shalanbood
Muqdisho, April 19, 2016: Wararka ka imaanaya deegaanka Shalanbood ee Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in xalay lagu dilay todobo...
Labo qof oo lagu dilay degmada Boondheer ee magaalada Muqdisho
Muqdisho, April 18, 2016: Wararkana soo gaaray, ayaa sheegaya in kooxo hubeysan ay rasaas ku fureen gaari marayay degmada...
Fadhigii Baarlamaanka oo maanta ku soo dhamaaday buuq, qaylo iyo natiijo la’aan
Muqdisho, April 18, 2016: Shirki mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ay maanta ku yeesheen xarunta golaha shacabka ayaa ku soo dhamaaday...
Shirka Jowhar oo dadka ka soo horjeeda sii badanayaan
Muqdisho, April 18, 2016: Waxaa dhawaan Magalada Jowhar ee gobolka Shabelaha Dhexe ka furmay Shirka maamulka loogu sameynayay Gobolada...
Tahriibiyaal, ay Soomaali ka mid tahay, oo ku dhintay badda Mediterranean
Muqdisho, April 18, 2016: Dad ka badan 400 oo tahriibiyaal ah ayaa doonyo ay la socdeen waxaa ay kula...
Wafdi dowlada hoose ee Istanbul ka socda, oo yimid Muqdisho
Muqdisho, April 18, 2016: Wafdi ka socday dowladda hoose ee Istanbul oo soo gaaray magaaladda Muqdisho iskuguna jiray mas’uuliyiin...
Madaxweynaha oo ka tacsiyeeyay geerida Sheekh Caamir Sheekh Ibraahim
Muqdisho, April 17, 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoyskii iyo eheladii...
AMISOM oo Qirtay Inay Dad Shacab ah Ku Laayeen Koonfurta Soomaaliya
Muqdisho, April 17, 2016: Afhayeenka AMISOM Col Joe Kibet oo la hadlay Wakaaladda Wararka SONNA ayaa sheegay in ay...
Xildhibaan Jeesoow oo ka hor yimid mooshinka laga keenay Shirka Jowhar
Muqdisho, April 17, 2016: Shalay ayay ahayd marki Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ah ay guddoonka Baarlamaanka u gudbiyeen...