Madaxweyne Xasan “Macquul ma ahan in 10 san oo kale ay AMISOM sii joogto Soomaaliya”
Muqdisho, April 22, 2016: Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxmuud ayaa sheegay in ciidamada AMİSOM ay door weyn ka ciyaareen...
Madaxweyne Xasan “Doorashada soo socota waxaa la imaan doonaa ajande cusub, oo la mid ah lixdii Tiir”
Muqdisho, April 21, 2016: Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay inuu yahay musharax u taagan xilka Madaxweynaha, isagoo...
Ruushka oo hub ka iibinayo Soomaaliya, haddi cunaqabateynta laga qaado
Muqdisho, April 21, 2016: Dowladda Ruushka ayaa ku dhawaaqday inay hub ka iibin doonto dowladda Soomaaliya, markii laga qaado...
Wabiga Shabelle oo aad u biyo keenay
Muqdisho, April 20, 2016: Wabiga Shabelle ee mara Gobollada Hiiraan, Sh/Dhexe iyo Hiiraan ayaa si rasmi ah maanta u...
Mowjado dabeylo iyo Hirar is wata oo saameyn ku yeeshay Xeebaha Muqdisho
Muqdisho, April 20, 2016: Mowjado xoog badan oo is rogaya ee wata hirar waa weyn ayaa 24-kii...
Madaxweynaha Soomaaliya oo codsaday in cunaqabateynta hubka la qaado
Muqdisho, April 20, 2016: Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Soomaaliya oo warbixin siinayay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa waxaa...
Ciidamo ka tirsan Milateriga oo dad rayid ah ku dilay degmada Hodan
Muqdisho, April 20, 2016: Ciidamo ka tirsan Milateriga Soomaaliya ayaa xalay fiidkii saddex ruux ku dilay xaafada Al-Baraka ee...
Soomaaliya oo joojisay dal ku galka Sudan
Muqdisho, April 19, 2016: Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya ayaa maanta joojisay Fiisaha dal ku galka ah ee Sudan,...
Xukuumadda Soomaaliya oo sheegtay inay baarayso falkii AMISOM ay ku dishay dad rayid ah
Muqdisho, April 19, 2016: Mudane Maxamed Cumar Carte Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Dalka, ayaa sheegay in ay baaritaan ku sameynayaan...
Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya oo lagu soo dhaweeyay magaalada New York ee dalka Mareykanka
Muqdisho, April 19, 2016: Wafdi uu hogaaminayay mudane Xasan Sheekh Max’uud Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, ayaa garaay magaalada New York...