Kaalmo la gaarsiiyay carruurta agoonta ah ee Muqdisho
Muqdisho, June 10, 2016: Hay’adda Sama falka ee Hormuud Foundation, ayaa deeq lacageed oo cadadkeedu gaaraya boqol iyo shan...
Gudoomiyaha Haweenka Gobolka Mudug oo xalay lagu dilay Gaalkacyo
Muqdisho, June 9, 2016: Guddoomiyaha Haweenka gobolka Mudug ee Puntland, Dhudi Yuusuf Axmed ayaa habeenkii xalay ahaa waxaa lagu...
Weerarkii Halgan iyo Al-Shabaab oo sheegatay inay dileen 43 askari Itoobiyaan
Muqdisho, June 9, 2016: Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar culus oo saaka waabarigii Al-Shabaab ku qaadeen...
Amniga Cadaado oo la adkeeyay
Muqdisho, June 8, 2016: Maamulka Galmudug State ayaa adkeeyay amniga guud ee degmada Cadaado, iyadoo ciidamo dheeraad ah lagau...
Yoweri Museveni oo xaaskiisa u magacaabay Wasiirka Waxbarashada iyo Isboortiga
Muqdisho, June 8, 2016: Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ayaa ku dhawaaqay Golihiisa Wasiirada oo ka kooban 80 Wasiir, iyadoo isku...
Xildhibaanada Baarlamaanka oo cod u qaadaya wax ka bedelka qodobada Dastuurka qaarkood
Muqdisho, June 8, 2016: Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta oo Arbaco ah ku kulmaya xarunta Golaha...
War murtiyeed laga soo saarayo wada hadalada u socda Somalia iyo Kenya
Muqdisho, June 8, 2016: Madaxweynaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa maanta mar kale ku kulmaya xarunta Madaxtooyada ee magaalada Nairobi,...
Ciidankii AMISOM ee lagu qabtay xatooyada oo dalalkooda loo celinayo
Muqdisho, June 7, 2016: Taliska AMISOM ee Soomaaliya ayaa sheegay in Shan ka mid ah askartooda kana soo jeedda...
Madaxweynaha Soomaaliya iyo kan Kenya oo maanta kulmaya
Muqdisho, June 7, 2016: Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Soomaaliya iyo Uhuru Kenyatta ayaa maanta oo Talaado ah ku kulmaya...
PRESS RELEASE Somalia: Detainees receive food, Quran for Ramadan
GENEVA, Switzerland, June 6, 2016/APO (African Press Organization)/ — The International Committee of the Red Cross is distributing...