Madaxweynaha Turkiga oo goor dhow Muqdisho ka soo degay
Muqdisho, June 3, 2016: Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyib Erdogan iyo wafdi uu hogaaminayo, ayaa goor dhow...
Dadaallo nabadeed oo ka socda magaalada Marka
Muqdisho, June 3, 2016: Wafdi uu hoggaaminayo C/qaadir Nuur Carraale wasiirka dib u heshiisiinta iyo Dastuurka oo la hadlay...
Waddooyinka Muqdisho oo Maanta Xiran
Muqdisho, June 3, 2016: Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saakay waxay guud ahaan xirtay waddooyinka magaalada Muqdisho. Jidadka waaweyn ee...
Jeneraal Subagle Oo Loo Magacaabay Taliyaha Cusub ee AMISOM
Muqdisho, June 2, 2016: Ururka Midowga Afrika ayaa taliyaha cusub usoo magacaabayJeneraal Cismaan Subagle oo u dhashay dalka Jabuuti...
Dowlada oo faahfaahin ka bixisay weerarkii Hotel Ambassador
Muqdisho, 2 June 2016: Ayadoo lasoo gaba gabeeyey weerarkii ay soo qaadeen maleeshiyada Al-shabaab ayaa waxaa masuuliyiin katirsan dowlada...
Howl galkii Hotelka Ambassador oo la soo afjaray
Muqdisho, 2 June 2016: Sida la sheegay ciidamada NISA ayaa goor dhow oo saaka ah soo afjaray howl galkii...
Soomaaliya Beel Gaar Ah Ayeey u Afduuban -Tahay
Muqdisho,1 May 2016: Faysal Cali Waraabe oo ah siyaasi aad loo yaqaan, ayaa sheegay in siyaasadda Soomaaliya ay u...
Baarlamaanka oo maanta kulan leh
Muqdisho, June 1, 2016: Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa maanta yeelanaya kulankoodii u horeeyay tan iyo markii todobaad ka hor Madaxweynaha...
Xoghayaha Arrimaha Dibadda Ingriiska oo Muqdisho imaanayo.
Muqdisho, June 1, 2016: Philip Hammond, Xoghayaha Arrimaha Dibadda dowladda Ingriiska, ayaa berri la filayaa in booqasho hal maalin...
Shirka Madasha Wada-tashiga oo maalintii afaraad maraya
Muqdisho, June 1, 2016: Shirka Madasha Wada-tashiga ayaa maalintii afaraad galay, iyadoo shirkan oo lagu waday in lagu soo...