WAXYAABIHII KA QABSOOMAY BALANQAADYADII DOWLADA WAQTIGEEDA DHAMAADAY IYO DAAH FURNAAN 18 06 2016
Muqdisho, June 19, 2016: Bal an isla aragno oo isla ogaanno waxyaabihii u qabsoomay Dowlada Waqtigeedi Dhammaaday. Hoos ka daawo ee...
Degmada Dhakeenley oo xalay nin lagu dilay
Muqdisho, June 19, 2016: Koox Dabley ah oo hubeysan ayaa degmada Dharkeenley ee magaalada Muqdisho, agagaarka xaafadda Mac-macaanka ayaa...
Xasan Sheekh Dagaal Buu Nagu Soo Qaaday
Muqdisho, June 19, 2016: Injineer Faysal Cali Waraab, Guddoomiyaha Xisbiga UCID ee Somaliland, ayaa sheegay in madaxweynaha dowladda Federaalka...
Isbaheysiga Xisbiyada oo dhaliilay Guddigii doorasho ee uu magacaabay Madaxweynaha
Muqdisho, June 19, 2016: War saxaafadeed ka soo baxay Isbaheysiga Xisbiyada Soomaaliyeed, ayaa looga soo horjeestay oo lagu dhaliilay...
Magacyada Guddiga Doorashada Soomaaliya
Muqdisho, June 18, 2016: Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa xeer ka soo saaray magacaabista Guddi...
NUSOJ oo ka soo hor-jeesatay Guddiga Saxaafadda Qaranka
Muqdisho, June 18, 2016: War-saxaafadeed ka soo baxay ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee NUSOJ, ayaa lagu diiday jiritaanka Guddiga Saxaafadda...
Jawaari oo gaaray magaalada Baydhabo
Muqdisho, June 18, 2016: Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya, ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee...
Watch: “Exclusive Interview with SRSG Michael Keating”
Muqdisho, June 17, 2016: Watch: “Exclusive Interview with SRSG Michael Keating” ———————————— Qaranimo Online | Muqdisho
Ethiopia: Protest Crackdown Killed Hundreds
Free Wrongfully Held Detainees, Independent Inquiry Needed NEW YORK, United States of America, June 16, 2016/APO (African Press...
Kenya oo bilowday darbiga ay ka dhiseyso xuduudka ay la wadaagto Soomaaliya
Muqdisho, June 16, 2016: Dowladda Kenya ayaa bilowday dhismaha darbi weyn oo ay ka dhiseyso xuduuda ay la wadaagto...