Dagaal ka bilaawday gudaha degmada Cadaado ee gobalka Gal-gaduud
Muqdisho, June 12, 2016: Wararka aan ka heleyno Magaalada Cadadao ee Gobolka Galgaduud, islamarkaana Xarun KMG u ah Galmudug,...
Miino lagu aasay wadada Warshadaha oo ciidanka qarxiyeen.
Muqdisho, June 12, 2016: Ciidamada Qaranka, qeybta miino baarista ee Booliska Soomaaliyeed ayaa ku guuleystay inay qarxiyaan miino lagu...
Faah faahin ka soo baxaysa diyaarado duqeeyay Galgala
Muqdisho, June 12, 2016: Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa diyaarado dagaal oo Afar maalin is xig xiga...
Guddi loo xilsaaray sugidda amniga Muqdisho
Muqdisho, June 12, 2016: Maamulka Gobolka Banaadir gaar ahaan guddoomiyaha gobolka ayaa magacaabay guddi heer degmo ah oo suga...
Sida Beelaha loogu qeybiyey liiska Aqalka Hoose
Muqdisho, June 11, 2016: Waxa na soo gaaray nuqul ka mid ah qoraal si kooban ay u heleen warbaahinta...
AMISOM oo aqbashay inay ka guurto garoonka Muqdisho Stadium
Muqdisho, June 11, 2016: Afhayeenka ciidanka AMISOM ee jooga Soomaaliya Joe Kibet ayaa sheegay in ciidamada AMISOM dhawaan ay...
Faarax C/qaadir oo dacwad ka gudbiyay Hey’ad magaciisa ku kireysay Markab
Muqdisho, June 11, 2016: Faarax Sheekh Cabdqaadir oo ah Xildhibaan ka tirsan xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliyeed ayaa dacwad u gudbiyay xeer...
Madaxweynaha iyo Madaxa UNCHR oo ka wada hadlay xaaladda qaxootiga Kenya
Muqdisho, June 11, 2016: Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Soomaaliya, ayaa Xarunta Madaxtooyada kulan kula yeeshay Madaxa Laanta Qaramada Midoobay...
Koobka Qaramada Yurub ee Euro 2016 oo caawa ka furmaya Paris
Muqdisho, June 10, 2016: Koobka kubada cakta dalalka Yurub ee sanadkaan loogu magac daray Euro 2016 ayaa fiidnimada caawa...
C/wali Gaas oo fariin u diray Al-Shabaab
Muqdisho, June 10, 2016: C/wali Maxamed Cali Gaas Madaxweynaha Puntland, ayaa ka tacsiyadeeyay geeridii Guddoomiyihii Haweenka Gobolka Mudug Dhudi...