Somaliland oo 25 nabadoono ku xirtay magaalada Laascaanood
Muqdisho, June 28, 2016: Wararka ka imaanaya magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool ayaa sheegaya in Ciidamada Booliska Somaliland ay...
Madaxweynaha oo loogu baaqay inuu ka dhabeeyo balan-qaadki
Muqdisho, June 28, 2016: Wariyeyaasha Soomaaliyeed kulan ay sugu yimaadeen ayey ugu baaqay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud inuu...
Safiirka cusub ee Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya oo la dhaariyay
Muqdisho, June 28, 2016: Stephen Schwartz,Safiirka cusub ee Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya, ayaa xalay lagu dhaariyay magaalada Washington, iyadoo...
Xidhibaan Siciid Xayle Oo Lagu Dilay Gaalkacyo
Muqdisho, June 26, 2016: Warar goor dhaw naga soo gaaray magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug, ayaa sheegaya in rag...
Xanuunka Kaduudiyaha oo ku soo badanaya magaalada Jowhar
Muqdisho, June 26, 2016: Cudurka kaduudiyaha oo noqday cudur ka mid ah cudurada saameynta ku yeeshay deegaano ka mid...
Booliska Talyaaniga oo u xirey muwaadin Soomaaliyeed ayado lagu haysto tahriibinta
Muqdisho, June 26, 2016: Waxaa na soo gaaray in Booliska dalka Talyaaniga, ay xabsiga u taxaabeen muwaadin Soomaali ah...
Madaxweynaha oo ka tacsiyadeeyay geeridii Xildhibaan Burci Maxamed Xamza
Muqdisho, June 26, 2016: Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Soomaaliya ayaa tacsi u diray qoyska, eheladii iyo shacabka Soomaaliyeed ee...
Ciidanka Xoogga Dalka oo u diyaarsan La Wareegista Amniga Dalka
Muqdisho, June 25, 2016:Taliska ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin inay la wareegaan...
War-murtiyeed ka soo baxay shirkii madasha ee Baydhabo
Muqdisho, June 25, 2016: Shirkii Madasha wadatashiga qaran ee kusoo dhammaaday magaalada Baydhabo ayaa laga soo saaray war-murtiyeed ka...
Qarax weyn oo lala beegsaday Nasa Hablood 1
Muqdisho, June 25, 2016: Qarax iyo isrisaadayn xooggan ayaa ka socota gudaha Hotelka Naasahablood ee ku yaalla Isgoyska KM4...