Weerar oo dad badan ku waxyeloobeen oo xalay ka dhacay Beledweyn
Muqdisho, September 25, 2016: Dad la sheegay 8 ruux, ayaa ku dhaawacmay weerar bambaano oo xalay lagu qaaday fariisin...
jadwalka doorashada Soomaaliya oo dib u dhacay
Muqdisho, September 25, 2016: Waxa soo baxay in jadwalka doorashada dib u dhacii ku yimid, ka dib marki bishii...
Dad Soomaali ah oo ku xiran Uganda oo codsaday in damaanad lagu sii daayo
Muqdisho, September 24, 2016: Dad ka kooban 7 ruux oo Soomaali ah oo loo haysto innay ka tirsanaayeen ururka...
Magaca iyo Astaan Calanka Maamulka Hiiraan iyo Sh/dhexe oo la dalbay in la soo gudbiyo.
Muqdisho, September 24, 2016: Ayadoo maalmahaan magaalada Jowhar ka socoto wajiga labaad ee dhismaha maamulka Hiiraan iyo Sh/Dhexe ayaa...
Beelaha oo isku haysta qaybsashada ergooyinka soo xulaya Xildhibaanada
Muqdisho, September 24, 2016: Khilaafaad badan ayaa ka taagan sida loo qeybsanayo ergooyinka Beelaha ee soo dooranaya Xildhibaanada Aqalka...
Hindiya oo dil ku xukuntay 50 ruux oo Soomaali ah
Muqdisho, September 24, 2016: Dowladda Hindiya ayaa 50 ruux oo Soomaali ah, dil ku xukuntay kuwaasoo ka mid ahaa...
Bannaan-baxi Muqdisho ka dhacay oo looga soo hor jeeday Badda la dhacayo iyo kuwi gatay
Muqdisho, September 22, 2016: Mudaahiraadki looga soo hor-jeeday sheegashada Kenya ee Badda Soomaaliya iyo dadki gatay, oo ka shalay ka dhacay...
Ganacsade caan ah oo xalay la dilay
Muqdisho, September 22, 2016: Kooxo hubeysan ayaa xalay ku dilay magaalada Beledweyn Ganacsade caan ka ahaa magaalada, kaasoo lagu...
Doorashada Madaxweynaha oo laga yaabo in ay dib u dhacdo
Muqdisho, September 22, 2016: Warar na soo gaarayo, ayaa sheegaya in dib loo dhigayo waqtigii tala galay doorashada Madaxweynaha...
Shir looga hadlayo arrimaha Soomaaliya oo ka dhici-doono sannadka soo socda
Muqdisho, September 21, 2016: Theresa May, Ra’iisul Wasaaraha UK, ayaa khudbadii u horeysay ka jeediyay Shirka golaha guud ee...