Dagaal khasaaro sababay oo ka dhacay duleedka Gaalkacyo
Muqdisho, September 28, 2016: Warar isdhaafsan ayaa ka soo baxaya dagaalo saacadihii la soo dhaafay ka dhacay deegaano ku...
Wariye ka tirsan idaacadda Shabeelle oo maqribki Muqdisho lagu dilay
Muqdisho, September 27, 2016: Rag ku hubeysan bastoolado ayaa maqribnimadii caawa magaalada Muqdisho ku dilay wariye ka tirsanaa idaacadda...
Howl gallo iyo baaritaano ka socda Suuqa Bakaaraha
Muqdisho, September 27, 2016: Ciidamada dowlada Soomaaliya ayaa saaka baaritaano amaan xaqiijin ah ka wada suuqa weyn ee bakaaraha...
Dibadbax ka dhacay Cadaado
Muqdisho, September 27, 2016: Banaanbaxan ka dhacay magaalada Cadaado ayaa waxaa ka soo qaybgalay qaybaha kala duwan ee bulshada,...
Madaxweynaha: “India waxaan kala hadleynaa arrimaha dhaliyaro Soomaali ah oo dalkeeda ku xiran’’
Muqdisho, 27, September 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in dowladda ay sameyneyso dadaal...
Arrintii dhalinyaradii ku xirreed Hindiya iyo wixi ku soo kordhay
—————————— Qaranimo Online | Muqdisho
”Waxaan bilaabeynaa howlgal cusub oo ka dhan ah Al-shabaab”
Muqdisho, September 26, 2016: Maxamed Xaashi Cabdi Carabay, Madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug ayaa sheegay in ay qorshaynayaan howgal...
AMISOM oo xallisay Colaadii Marka
Muqdisho, September 26, 2016: Shir socday afar maalmood oo xal looga gaarayay colaada ka taagan magaalada Marka iyo qeybo...
Dib u eegis lagu sameynayo Heshiiskii lala galay Shirkadaha maamula Dekeda iyo garoonka Adan Cade
Muqdisho, September 26, 2016: Dowladda Soomaaliya ayaa dib u eegis ku sameyn doonta Heshiiskii lala galay Shirkadaha maamula garoonka...
Akhriso Magacyada Guddiga Xallinta khilaafaadka ee uu Magacaabay Ra’iisul Wasaaraha XFS
Muqdisho, September 25, 2016: Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa magacaabay guddiga xallinta khilaafaadka...