Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka “Cid muran gelisay ma jirto Badda, dowlad iyo Mas’uuliyiin hore midna”
Muqdisho, September 21, 2016: Dr. Axmed Cali Dahir, Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka, ayaa sheegay in dowladda Kenya ay...
Dibad-bax looga soo horjeedo muranka Badda oo maanta Muqdisho ka dhacayo
Muqdisho, September 21, 2016: Maanta Banaan-bax aad u ballaaran oo looga soo horjeedo muranka Badda ee u dhaxeeya Soomaaliya...
QASWADAYAASHI QABRIGOODI QOTAY-Qalinki Axmed Calasow
Muqdisho, September 20, 2016: Qaswadayaashi oo qaaday tallaabo ay aad ugu fashileen kana bixsay sawirki dhabta ahaa oo ku...
Guddiga Amniga Doorashooyinka oo Muqdisho ku shiray
Muqdisho, September 20, 2016: Guddiga Amiga doorashooyinka qaran ayaa shalay kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho, iyadoo kulankan uu goob...
Dabageed “Wax la qeybsaday oo reer Hiiraan iyo Sh/Dhexe ku heshiiyeen ma jirto”
Muqdisho, September 20, 2016: Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed), Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan, ayaa ka soo hor-jeestay heshiiskii laga gaaray...
Musharaxiinta Mucaaradka oo ku gacan seyray go’aanka Gobolka Banadir
Muqdisho, September 19, 2016: In kastoo aysan waxba ka qaban karin, ayaa Musharaxiinta Mucaaradka ka hor-yimideen go’aan ka soo...
Jabriil Ibraahim Cabdulle oo maanta ku dhawaaqaya Musharaxnimadiisa
Muqdisho, September 19, 2016: Madaxii Xarunta Cilmi baarista iyo wada-tashiga ” CRD ” Jibriil Ibraahim Cabdulle, ayaa maanta oo...
“Dowladda Soomaaliyeed marnaba kama tanaasuleyso hal taako oo ka mid ah Baddeena in la qaato”
Muqdisho, September 19, 2016: Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in aanay marnaba ka tanaasuli doonin hal taako oo...
Warar ka soo baxay Weerarkii Is-qarxinta ahaa ee lagu dilay Jen. Goobaale
Muqdisho, September 18, 2016: Warar fah-faahin ah ayaa ka soo baxaya weerar is qarxin ah oo maanta duhurkii lagu...
Lacagtii laga xaday Bankiga dhexe oo wali la isku heysto
Muqdisho, September 18, 2016: Max’ed Aadan Ibraahim (Farkeeti),Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee Soomaaliya, ayaa sheegay in Lacagtii laga xaday Bandhiga...