Dabley hubeysan oo ku dishay Cabudwaaq Mu’adinka Masjid Jaamac
Muqdisho, 21 October 2015 – Kooxo hubeysan ayaa xalay ku toogtay afaafka hore ee Masjidka Jaamaca Imaam Shaafici...
Xukuumadda oo lagu wado iney magacawdo guddi wax ka qaban doona fatahaadaha
Muqdisho, 21 October 2015 –Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka Xukumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cumar Carte oo Warbaahinta la...
Haweenka ku jira Barlamanka oo kulan la qaatay dhallinyarada
Muqdisho, 21 October 2015 – Mudanayaasha haweenka ah ee ku jira Baarlamanka Soomaaliya ayaa kulan la qaatay ururrada...
“Meel aad u fiican ayeey marayaan howlaha maamul u sameynta Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe”
Muqdisho, 21 October 2015 –Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska mudane Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye” ayaa sheegay ineey meel...
Qaban Qaabada Caleema saarka Suldaan Sh. C/qani Qorane Maxamed oo ka socota balliqardhaas
Muqdisho, 20 October 2015 – Suldaan Sh. C/qani Qorane Maxamed Ayaa dhowaan Lagu Wadaa In Lagu caleemo saaro balliqardhaas...
Dowladdaha Sacuudiga iyo Jabuuti oo ka hadlay arrimaha Soomaaliya
Muqdisho, 20 October 2015 – Boqorka waddanka Sacuudiga Salmaan Bin Cabdi casiis ayaa magaalada Riyaad ee waddanka Sacuudiga kula...
Muwaadin Soomaaliyeed oo loo doortay Baarlamaanka Canada
Muqdisho | QOL | 20 October 2015 – Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Axmed Xuseen ayaa loo doortay Baarlamanka...
Ahmed Hussen Wins, The First Somali-Canadian MP
TORONTO | QOL | October 19, 2015 – Ahmed Hussen made history by becoming the first Somali-Canadian elected to the...
Roob, D F oo jidadkeeda xirtay iyo Muqdisho oo go’doonsan.
Muqdisho,20 October 2015 –Roob xalay ila saaka ka da’yay magaalada Muqdisho, ayaa sababay in dad badan ay shaqa...
Madaxweynaha Jubaland “Aan ka tagno Beesha Caalamka, anaga oo Soomaali kaligeen ah aan talo gaarno”
Muqdisho, 20 October 2015 – Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa muujiyay in loo baahan yahay...