Kooxda Qaramada Midoobay u qaabilsan kormeerka Soomaaliya oo war cusub soo saartay
Muqdisho, November 06, 2016: Warar uu soo saaray guddiga Kormeerka Qaramada Midoobey ee dalalka Soomaaliya iyo Eritrea ayaa loogaga...
Doorashadii Aqalka Sare ee Hirshabeelle oo dib u dhacday.
Muqdisho, November 06, 2016: Wararka naga soo garaya magaalada Jowhar, ee xarunta maamul goboleedka Hirshabeelle, ayaa sheegaya in doorashadii...
Dagaal mar kale saaka ka qarxay Gaalkacyo
Muqdisho, November 06, 2016: Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Galmudug iyo Puntland ayaa saaka dib uga qarxay magaalada Gaalkacyo, iyadoo...
Qarax goor dhow ka dhacay agagaarka Isgoyska Sayidka ee Muqdisho
Muqdisho, November 05, 2016: Qarax ismiidaamin ah ayaa lagu qaaday goor dhow kolonyo gaadiid ciidan ah oo ay saaran...
Shaqaalaha dowladda Hoose ee Xamar oo mushaarkooda u yaboohay dib u dhiska waddooyinka
Muqdisho, November 05, 2016: Maamulka Gobalka Banaadir ayaa sheegay in shaqaalaha dowladda Hoose ee Xamar ay muddo bil ah...
“Ma garanayo sida doorashada sanadkan ajaaniib ugu lug yeelan karaan”
Muqdisho, November 05, 2016: Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Soomaaliya , ayaa ka hadlay doorashada sanadkaan ka dhaceyso dalka Soomaaliya...
Doorashada xildhibanada aqalka hoose oo billaabatay
Muqdisho, November 05, 2016: Wararka noga imanayo magaalada Garowe, ayaa sheegaya in halkaasi ay ka bilaabatay doorashada xubnaha aqalka...
Buurhakaba oo dadka iyo duunyada xaalad adag soo wajahday
Muqdisho, November 03, 2016: Dadka Shacabka ku nool Degmada Buur-hakaba ee Gobolka Baay, ayaa xilligan la tacaalaya xaalado Biyo...
Xeer Ilaaliyaha Qaranka oo ka hadlay Garsoorka Dalka
Muqdisho, November 03, 2016: Dr. Axmed Cali Daahir Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa sheegay in...
“Doorashada waqtigii loogu tala galay ayay ku dhici doontaa”
Muqdisho, November 03, 2016: Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke, Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, ayaa rajo ka muujiyay in doorashada ay ku...