War Murtiyeed laga soo saaray heshiis ay gaareen Galmudug iyo Puntland
Muqdisho, November 02, 2016: Labada maamul, Puntland iyo Galmudug ayaa heshiis hordhac ku gaaray magaalada Abu Dubai iyadoo heshiiskaasna...
Dowlada oo caalamka kala hadleysa Baasaboorka Soomaaliya
Muqdisho, November 02, 2016: Maxamed Aadan Koofi, Taliyaha waaxda socdaalka iyo jinsidiyada dowlada Soomaaliya ayaa ka hadlay qaadashada baasaboorka...
Madaxweynaha oo fariin u diray Saraakiishii hore ee ciidanka
Muqdisho, November 02, 2016: Xasan Sheekh Maxamuud,Madaxweynaha Soomaaliya oo shalay xarigga ka haray xaruntii Ciidamada Cirka ee Afisyooni ayaa...
“Kun Laba boqol iyo Labaatan qof ayaa waxa ay ku xiranyihiin 22 dal oo caalamka ah”
Muqdisho, November 01, 2016: Dr. Axmed Cali Daahir, Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka, ayaa sheegay in maxaabiis ka badan...
War saxaafadeed ka soo baxay Guddiga Doorashada
Muqdisho, November 01, 2016: Guddiga Federaalka doorashooyinka dadban, ayaa soo saaray war saxaafadeed ay uga hadlayaan howlaha doorashooyinka iyo...
Kulamadii Madax Goboleedyada Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta oo is af-garan waayay
Muqdisho, November 01, 2016: Waxaala soo afjaray Kulamada qarsoodiga ahaa ee ka soconayay dalka Isutagga Imaaraadka Carabta ee ay...
Saraakiil si nidaam daro ah kaga dhoofi rabtay Muqdisho oo lagu qabtay Garoonka
Muqdisho, October 31, 2016: C/risaaq Cumar Maxamed, Wasiirka Amniga Gudaha Somaliya, oo ka hadlaayay kulan looga hadlaayay tahriibka,...
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan oo ka hadlay xaalada amniga ee gobolka
Muqdisho, October 31, 2016: Cali Jeyte Cusmaan, Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Hiiraan, ayaa ka hadlay xaalada amniga ee...
Dowladda Soomaaliya oo amartay in la xiro Safaaradeeda Yamen.
Muqdisho, October 31, 2016: Cusmaan Axmed Maxamed, Qunsulka Safaaradda Soomaaliya ahna sii haya Safiirka Soomaaliya ee Yemen, ayaa sheegay...
Qaar ka mid ah Waddooyinka Muqdisho oo la xirayo
Muqdisho, October 30, 2016: Taliska Booliska Gobolka Banaadir ayaa sheegay in qaar ka mid ah Waddooyinka Muqdisho la xiri...