Dagaal ka socda qeeyb ka mid ah magaalada Muqdisho” Zona K “
Muqdisho, 06 January 2016: Waxaa mar dhow na soo gaaray in Ciidamo ka wada tirsan Dowladda Soomaaliya ay ku...
Ciidamada Eithiopia oo Odayaal ku dilay Rabdhuure
Muqdisho, 06 January 2016: Waxaa la soo sheegayaa in Ciidamada Ethiopia ay shalay Afar Oday Dhaqameed ku dileen Degmada...
Warshad samaysa Tuutaha Ciidanka oo laga dhisayo Soomaaliya
Muqdisho, 06 January 2016: Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini oo ah Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, ayaa maanta dhagax dhigay Warshad...
Hogaamiyaha Jubbaland oo maanta ku wajahan magaalada Cadaado
Muqdisho, 06 January 2016: Hogaamiyaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta laga yaabaa in uu tago magaalada...
Ciidan Ethiopian ah oo gaarey Magaalada Baardheere
Muqdisho, 05 January 2016: Gudoomiyaha Gobolka Gedo ee Maamulka Jubbaland Maxamed Xusen Al- Qaadi ayaa sheegay in Maalmihii lasoo...
Maxkamadda ciidamada Qalabka sida oo u digtay Askarta Dowladda
Muqdisho, 05 January 2016: Maxkamadda darajada koowaad ee Ciidamada qalabka sida ayaa uga digtay Askarta Dowladda inay ka qeyb...
“Muqdisho waxaa ku soo badanaya dhul boobka lagu haayo dadka jilcan oo aan awoodda laheyn”
Muqdisho, 05 January 2016: Prof. Maxamed Cumar Dhalxa oo ah Guddoomiye kuxigeenka Guddiga Arrimaha Dibadda ee Baarlamaanka Federaalka, ayaa...
Isbitaal aad loogu bahnaa oo Muqdisho laga furaayo
Muqdisho, 05 January 2016: Dhowr Sano ka hor waxay aheyd Meel Qashinka lagu daadsho ka dibna lagu gubo ka...
Dowladda Soomaalia oo ku amartay Safiirka Iran inuu deg-deg isaga baxo Wadanka
Muqdisho, 05 January 2016: Warar ka soo baxay Madaxtooyadda Soomaaliya, ayaa sheegay in Dowladda ay ku amartay Safiirka Iran...
Koox xalay weerartay Xaruun Turkiga ku leeyahay Muqdisho
Muqdisho, 05 January 2016: Koox hubaysan ayaa Xalay Weerar ku qaadey Xarun Turkiga ku leeyahay Agagaarka Garoonka Diyaaradaha Muqdisho....