M/weyne Xasan Shekh oo ka hadlay howlihii uu qaban waayay inta uu xilka haayay
Muqdisho, 10 January 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyada Federalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Markii u horreysay Ka Hadlay Waxyaabaha...
Qarax ka Dhacay Degmada Shibis
Muqdisho, 10 January 2016: Qarax miino ayaa saaka ka dhacay degmada Shibis, gaar ahaan xaafada Maana-booliyo, iyadoo qaraxaas...
Wasiirka Gaashaandhiga oo la kulmay Saraakiil ka socotay Wasaaradda Difaaca Ingiriiska
Muqdisho, 10 January 2016: Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini, oo ah Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya,ayaa Muqdisho ku soo dhaweeyey Saraakiil sare...
Kulan lagu heshiisiinaayo Axmed Madoobe iyo Shariif Xasan oo Muqdisho ka socda
Muqdisho, 09 January 2016: Waxaa maanta magaalada Muqdisho soo gaaray wafdi ay kala hogaaminayaan M/weynaha maamulka Jubbaland Axmed Madoobe...
AMISOM and Ethiopia to spearhead “Operation Jubba River” —aimed at displacing people in Jubba regions
By: Fatuma Lamungu Nur ( January 7, 2016, New York City, Sri Lanka Guardian) The Ethiopian forces are...
Shirka Maamul U sameynta Gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe oo furmaayo todobaadka soo socda.
Muqdisho, 09 January 2016: Mas’uuliyiin ka socota Dowladda Soomaaliya ayaa gaaray Magaalada jowhar, si ay qiimeyn ugu sameeyaan ammaanka...
M/weyne Xasan Shekh oo marag ka ahaa Sanad-guuradi 2aad ee C/weli Gaas
Muqdisho, 09 January 2016: Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay ka qeyb galay sanad-guuradii ee ka soo wareegatay...
B IYO CEEB: Ma maqasheen hadalladii lagu soo dhaweeyey xabashadii Kismaayo tagtay?
Muqdisho, 09 January 2016: Inta aanan u galin hadaladii lagu soo dhaweeyey Xabashadii ka tagtay magaalada Kismaayo, aan marka...
Hey’adda HRW oo sheegtay in Ciidamada Itoobiya ay ku dileen Gobolka Oromada 140 dibad baxayaal
Muqdisho, 09 January 2016: Hey’adda Xuquuqul Insaanka ee fadhigeeda yahay Mareykanka Human Rights Watch ayaa sheegtay in ciidamada Itoobiya...
Garoonka Boosaaso oo la furay, Magac-na loo bixiyay
Boosaaso, 08 January 2016: Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xariga ka jaray garoonka diyaaradaha Boosaaso oo noqday mid...