Dowladda Somalia oo war ka soo saartay Riek Machar imaashadiisa
Muqdisho, November 26, 2016: Saraakiil kala duwan oo ka tirsan Wasaaradda Arimaha Dibadda ee Dowladda Soomaaliya, ayaa xaqiijiyay in aan...
Kursigi ugu dambeeyay ee Aqalka Hoose oo maanta ka dhacayso Kismaayo
Muqdisho, November 24, 2016: Magaalada Kismaayo mudo Todobaadyo ah ayaa waxaa ka socday Doorashooyinka Aqalka Hoose ee ka imaanaya...
R/wasaaraha oo ka hadlay Abaaraha Dalka ka dhacay
Muqdisho, November 24, 2016: Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke,Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa ka digay saameynta ay Abaaruhu sababi...
“Doorashooyinka dalka ka dhacay waa guul weyn oo ay Soomaaliya gaartay
Muqdisho, November 24, 2016: Madaxweynaha Jmahuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay doorashooyinka Golaha Shacabka oo...
Derbi-jiife Maraykan ah oo feeray Muwaadin Soomaali ah oo ku hadlayey Af Soomaali
Muqdisho, November 23, 2016: Nin Maraykan ah oo lagu magacaabo Cornell White ahna qlooyinka Dabiyo-Jiif ” Homeless” ayaa lagu soo...
QM oo ka hadashay qaabka ay doorashooyinka u socdaan.
Muqdisho, November 23, 2016: Danjire Michael Keating, wakiilka Qaramada Midoobay ee arrrimaha Soomaaliya, ayaa si aad ah u bogaadiyey...
Guddiga Doorashada Galmudug oo beeniyay war ka yimid Mareykanka..
Muqdisho, November 23, 2016: Yuusuf Diiriye, af-hayeenka Guddiga Doorashad dadban ee maamulka Galmudug Yuusuf Diiriye oo la hadlay warbaahinta...
AMISOM oo la wareegtay xarunta Doorashada maamulka Hirshabeelle..
Muqdisho, November 22, 2016: Wararkaan ka heleeyno magaalada Jowhar, ee xarunta maamulka Hirshabeelle, ayaa sheegaya in amaanka xarunta howlka...
Dabeylo bacaad wata oo ka dhacay Mudug..
Muqdisho, November 22, 2016: Warka nooga imaanayaa Gobolka Mudug ayaa sheegaya in dabeylo bacaad wata ay ku dhufteen degaanno...
Mareykanka oo ku biiray Howlgalka ee ka dhanka ah Al-shabaab…
Muqdisho, November 22, 2016: War- bixinno oo kasoo baxaya Magaalo xebeedka Kismayo ayaa sheegaya in Ciidamadda Hoowlagalka Gaarka ah...