Walaaca Beesha caalamka iyo doorashada Soomaaliya.
Muqdisho, November 21, 2016: War Saxaafdeed ka soo baxay QM, Midowga Africa, Midowga Yurub, IGAD, Ethiopia, Italy, Sweden, Britain...
Xaawo Kiin oo cadeeysay sababta ay u waaysay xilka Gudoomiyaha Waabari
Muqdisho, November 21, 2016: Guddoomiyihii hore ee degmada Waabari Xaawo Maxamuud Cali (Xaawo Kiin),ayaa ku micneysay sababta xilka degmada...
Xildhibaan Caan ah oo geeriyooday
Muqdisho, November 21, 2016: Waxaa xalay magaalada Garowe ku geeriyooday Xildhibaan Daahir Xaaji Geelle oo katirsanaa Xubnaha Aqalka Hoose...
Gudiga doorashada HirShabeelle oo sheegay waqtiga doorashada dib loo billabayo
Muqdisho, November 20, 2016: Gudiga doorashada maamulka Hirshabeelle ayaa shaaciyay waqtiga dib loo bilaabayo doorashada xubnaha aqalka hoose oo...
Qarax xoogan oo mar dow ka dhacay Xamarweyne
Muqdisho, November 20, 2016: Qarax xoogan ayaa mar dhow laga maqlay magaalada Muqdisho gaar ahaan Bacadlahi hore ee Xamarweyne,...
Cumar C/rashiid iyo Shariif Xasan oo kulan ku maray Baydhabo
Muqdisho, November 20, 2016: Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, ayaa shalay saacado ku sugnaa magaalada Baydhabo, ka...
Doorashadi ka socatay HirShabeele oo dib loo dhigay
Muqdisho, November 19, 2016: Warar dheeraad ah ee kasoo baxaya doorashada aqalka hoose ee maamulka HirShabeele, oo xalay shaqaaqo...
“Waxaa la ii diiday inaan u tartamo Kursiga Xildhibaanimo”
Muqdisho, November 19, 2016: Duqii hore ee Gobolka Banadir ahna Musharax u taagan xilka Madaxweynaha Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan)...
Guddiga doorashada oo maanta go’aan ka gaaraya shaqaaqadii xalay ka dhacday Jowhar
Muqdisho, November 19, 2016: Guddiga doorashada heer goboleed ee Hirshabeelle ayaa maanta lagu wadaa in go’aan ka soo saaraan...
Safiirka Imaaraadka Carabta u qaabilsan Soomaaliya oo cabsi awgeed Nairobi u guuray
Muqdisho, November 17, 2016: Maxamed Axmed Cusmaan Alxamaadi, Safiirkii Imaaraadka Carabta u qaabilsan Soomaaliya, ayaa saldhig KMG ah ka...