Roobab xoog leh oo saaka ka da’aya Muqdisho
Muqdisho, November 17, 2016: Roobab xooggan ayaa saaka ka da’aya magaalada Muqdisho iyo deegaanada u dhow, iyadoo roobabkan ay...
Puntland iyo Galmudug oo isku fahmi la’ kala qaadista Ciidamada is-hor fadhiya
Muqdisho, November 17, 2016: Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in xalay iska hor imaad kooban uu...
AMISOM oo nin ka mid ahaa Ergooyinka ku dilay Cadaado
Muqdisho, November 16, 2016: Ciidamada AMISOM ee Ilaalada ka haya Xarunta Madaxtooyada Galmudug ee Cadaado ayaa goor dhow...
Mustaf Dhuxulow oo loo doortay Kursiga Xildhibaanimo ee Aqalka Hoose
Muqdisho, November 16, 2016: Xildhibaan Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow ayaa mar dhow ku guuleystay kursiga Xildhibaanimo ee Aqalka...
Magacyada Musharaxiinta ku tartamaya Kuraasta Aqalka Hoose ee maanta lagu dooranayo Cadaado
Muqdisho, November 16, 2016: Guddiga doorashooyinka heer dowlad goboleed ee Galmudug ayaa sheegay in maanta oo Arbaco ah...
Safiirka Turkiga oo loo haysto in uu u gafay Somaliland
Muqdisho, November 15, 2016: Somaliland ayaa ku eedeysay Safiirka Turkiga u qaabilsan Soomaaliya Amb. Olgan Bekir inuu u gafay,...
Wararkii ugu dambeeyay waanwaanti Galkacyo
Muqdisho, November 15, 2016: Magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug oo ay ku dagaalameen ciidamada Galmudug iyo Puntland ayaa waxaa...
Wasiir ka tirsan Galmudug oo lagu eedeeyay inuu weeraray xarunta doorashada Cadaado
Muqdisho, November 15, 2016: Ciidamo ka socda kuwa Nabadsugida ee NISA ayaa shalay ku xiray degmada Cadaado afar ruux...
Ciidamada Ethiopia oo dhammaan ka baxaya Soomaaliya.
Muqdisho, November 14, 2016: Ciidamada Ethiopia ee ku sugan gudaha dalka Soomaaliya ayaa la sheegay iney isaga baxayaan dhammaan...
Roob doon maanta ka dhacaya Muqdisho iyo gobolada dalka
Muqdisho, November 14, 2016: Isu soo bax Roob Doon Alle ayaa maanta ka dhacaya magaalada Muqdisho iyo qaar ka mid...