Guddoonka Baarlamaanka Oo Ka Tacsiyadeeyey Geerida Danjire C/laahi Aw-Saciid Cusmaan
Muqdisho, 28 January, 2016:Guddoonka Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka tacsiyadeeyey geerrida ku timid Allaha u naxariistee...
C/wali Gaas iyo Beesha Caalamka oo isku dhegan
Muqdisho, 28 January, 2016: Wakiilka QM u qaabilsan arrimaha Somalia ayaa go’aanka shirka wadatashiga kadib kulan uu albaabada u...
Kenya oo lagu eedeeyey gabood-fallo ka dhan ah shacbiga Soomaalida
Muqdisho, 28 January, 2016: Hey’ada Xuquuqda Aadanaha ee Human Rights Watch ayaa ku eedeysay dowlada Kenya in ay gashay...
Faah-faahin Qodobadii lagu heshiiyay shirkii doorashada 2016
Muqdisho, 28 January, 2016: Xalay waxaa Magaalada Muqdisho lagu soo af-jaray shirkii wada tashiga doorashooyinka 2016 dalka ka dhaceysa...
Soomaaliya oo Musuq-Maasuqa ka gashay Kaalinta Kowaad
Muqdisho, 27 January, 2016: Warbixin cusub oo ay soo bandhigtay Transparency International ayaa sheegtay in Soomaaliya a safka hore...
Baarlamaanka oo ka doodaya sharciyo aad logu baahanyahay
Muqdisho, 27 January, 2016: Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku yaalanaya xarunta golaha shacabka kana doodaya labo...
What Somalis are Taking Refuge from
Mogadishu, 27 January 2016: Somalis are an oft-discussed group in Maine. Beginning in 2001, a wave of Somali refugees, primarily...
Shirki ka Socday Muqdishu oo Guul-darro ku Dhamaaday
Muqdisho, 27 January, 2016: Madaxda Federalka ah ee Soomaaliya iyo maamul Gobileedyada wadanka ayaa ku guuldaraystay inay ka heshiiyaan...
Wiil Soomaali ah oo loo haysto inuu dilay gabar u dhalatay Sweden
Muqdisho, 27 January, 2016: Wiil la sheegay in uu jiro 15 sano oo asalkiisu yahay Soomaali, ayaa loo xirey...
Madaxweynaha Soomaaliya Oo Ka Qeybgeli Doono Aaska Askartii Kenya.
Muqdisho, 27 January, 2016: Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Nairobi uga qaybgeli doona aas qaran...