Waxaa laga yaabaa Beelaha Reer Hiiraan in ay Diidaan Federalka.
Muqdisho, 25 January, 2016: Waxaa la ogyahay in wali hakad ku jira shirki maamul u sameynta gobolada Hiiraan iyo...
Madaxda Maamul Goboleedyada Oo Maanta Imaanaya Magaalada Muqdisho.
Muqdisho, 24 January, 2016: Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta lafilayaa inay...
Wasaaradda Xanaanada Xoolaha oo baaritaan ku sameyn doonto dawada xoolaha
Muqdisho, 24 January, 2016: Wasaarada Xanaanada Xoolaha, ayaa sheegtay inay lagama maarmaan tahay in lala socdo Dawooyinka xoolaha ee...
Axmed Madoobe oo sheegay in uu la dagaali doono Al-shabaab
Muqdisho, 24 January, 2016: Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo ah Madaxweynaha Jubbaland ayaa shalay kormeeray xerooyin ciidan oo...
Wasiiro ka tirsan DF Somalia oo ka guuraya Villa Somalia,Cabsi darteed!!
Muqdisho, 24 January, 2016: Warar hoose oo naga soo gaaraya Villa Somalia, ayaa sheegaya in qaar kamid ah Wasiirada...
Shariif Xasan oo Mooshin laga geynayo baarlamaanka K/galbeed
Muqdisho, 24 January, 2016: Warar ka imaanayo magaalada Baydhabo, ayaa sheegaya in qaar ka mid ah xildhibaanada baarlamaanka Koofur...
Somalia: Questionable Jurisdiction over 2016 Election. By Mr. Mohamud M. Uluso
Muqdisho, 23 January 2016: After close observation of the dismantled federal government into Interim Regional Administrations and federal member...
Tiradi Kooxdi Weerartay Lido iyo Qofki ka dambeeyay Magaciisa
Muqdisho, 23 January, 2016: Habeenkii Khamiista weerarki ka dhacay Xeebta Liido ee magaalada Muqdisho, ayaa dowlada Soomaaliya waxay ku...
Cutubyo ka tirsan Ciidamada Jabuuti oo lagu sagootiyay magalada Baladweyne
Muqdisho, 23 January, 2016: Magaalada Beledweyne, ayaa waxaa xalay lagu qabtay Xaflad ballaaran oo lagu sagootinayey cutubyo katirsan ciidamada...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqday Xeebta Liido, kana hadalay Dhibaatadi ka dhacday
Muqdisho, 23 January, 2016: Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xalay booqday maqaayada Xeebta Liido oo ay...