Ciidamada dowladda & kuwa Koonfur Galbeed oo howlgal wadajir ah sameeyay
Moqdisho,August 08, 2021 —Ciidamada Millateriga Dowladda Federalka ah ee Soomaaliya iyo kuwa Daraawiishta Dowlad Goboleedka koonfur galbeed ayaa howlgal...
Maxay tahay marxalada ‘halista’ ah ee ay gashay Itoobiya ka dib 9 billood oo dagaal ah?
Moqdisho,August 07, 2021 —Dagaalka gobolka Tigray ee Itoobiya oo sii fidaya ayaa wajahay halis cusub, iyadoo sarkaal ka tirsan...
Garab ka mid ah Guddiga doorashooyinka gobolada Waqooyi oo gudoomiye doortay
Moqdisho,August 07, 2021 —Guddiga doorashooyinka gobolada Waqooyi ee dalka garabka uu hoggaaminaayo Ra’iisul wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed...
Galmudug oo soo dhaweysay tilaabo ay qaaday dowladda Mareykanka
Moqdisho,August 07, 2021 —Wasaaradda Amniga maamulka Galmudug ayaa soo dhaweysay in liiska Argagixisada lagu daro Afhayeenka ururka Al-Shabaab iyo...
Dadaallo lagu xalinaayo khilaafka guddiga doorashada gobolada Waqooyi oo bilowday
Moqdisho,August 07, 2021 —Xafiiska Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa waddo dadaalo lagu xalinayo khilaafka ka taagan Hoggaanka...
Madaxweynaha Koonfur Afrika oo ku dhawaaqay isku shaandheyn weyn ka dib maalmo rabshad socdeen
Moqdisho,August 07, 2021 —Madaxweynaha Koonfur Afrika Cyril Ramaphosa ayaa sameeyay isku shaandheyn weyn oo gole wasiirro ah oo aan...
Mareykanka oo liiska Argagixisada ku daray labo xubnood oo Shabaab ka tirsan
Moqdisho,August 07, 2021 —Waaxda Arrimaha Dibedda ayaa Jimcihii shaacisay in lagu daray shan ka mid ah mintidiin Islaamiyiin ah...
Taliban oo qabsatay magaalo madaxda gobolka Afganistan ee Zaranj
Moqdisho,August 07, 2021 —Daalibaan waxay qabsadeen magaalada Zaranj ee gobolka Nimruz ee Afgaanistaan, taasoo ka dhigaysa caasimaddii ugu horraysay...
Guddiga kala qeybsan ee gobolada Waqooyi oo maanta doorasho galaya
Moqdisho,August 07, 2021 —4 kamid ah Xubnaha Guddiga Doorashada ee Gobolada Waqooyi (Somaliland) ee uu soo magacaabay Guddoomiye Cabdi...
Baadiyow: “Taariikhdu yeey naga xumaan oo damacu na indha tirin”.
Moqdisho,August 06, 2021 —Dr. Cabdiraxmaan Cabdullahi Baadiyow ayaa qoraal uu ku daabacay Bartiisa Twitter-ka waxa uu uga hadlay cabashada...