Galmudug oo hubka ka mamnuucday Dhuusamareeb & Gaalkacyo xilli Musharixiin ku heystaan
Moqdisho,August 04, 2021 —Guddiga Amniga Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa soo saarey amaro culus oo ku socda hubka iyo gaadiidka...
Go’aano laga soo saaray askarta Shacabka dhexdooda rasaasta ku rida
Moqdisho,August 04, 2021 —Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Dowlad gobaleedka Galmudug, Gaashaanlle Dhexe Cabdulaahi Abuukar Xassan, oo ay...
Weerar lagu qaaday guriga wasiirka gaashaandhigga Afghanistan
Moqdisho,August 04, 2021 —Ugu yaraan 8 qof ayaa ku dhimatay weerar culus oo lagu qaaday guriga wasiirka gaashaandhigga Afghanistan...
Turkiga oo ka carooday qorshe uu soo jeediyey Mareykanka
Moqdisho,August 04, 2021 —Ankara ayaa ka carootay qorshe Mareykanka uu doonayo in dalal saddexaad, sida Turkey, uu dib u...
Ciidanka dowladda & kuwa AMISOM oo markale howlgal ka fuliyay Jowhar
Moqdisho,August 04, 2021 —Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska iyo Nabadsugida Soomaaliya oo ay wehlinayeen kuwa Burundi oo ka tirsan...
SAWIRO:- Saraakiil loo tababarayo sugida Amniga doorashooyinka
Moqdisho,August 04, 2021 —Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ee dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed waxaa Maanta tababar looga furay...
Akhriso: Sida ay u dhacday doorashada Guddoonka Golaha Wakiilada Somaliland
Magaalada Hargeysa ayaa waxaa Maanta sirasmi ah uga qabsoontay doorashada Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Soomaliland iyo labadiisa kuxigeen, taas...
Trump oo ka soo horjeestay sii deynta galka canshuurihiisa
Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa kahor imaan doona amar dhawaan ka soo baxay Waaxda Caddaaladda Mareykanka...
Xildhibaannada Golaha Wakiilada Somaliland oo guddoomiye doortay
Xildhibaannada Golaha Wakiilada Somaliland ayaa waxaa ay kulankoodii ugu horreeyay ku yeesheen Magaalada Hargeysa, kaas oo ujeedkiisa ahaa...
Dhul gariir kale oo Maanta ka dhacay Turkiga
Laba Dhul-gariir oo kala gooni ah ayaa waxay Waaberigii hore ee maanta oo Talaado ah ruxeen meel ka...