Guddiga loo saaray baaritaanka dhacdadii Golweyn oo la kulmay Taliska Ciidamada AMISOM
Moqdisho,August 22, 2021 —Guddigii Wasiirada ee uu Ra’isul wasaarahha Xukuumadda u xilsaaray baarista falkii ciidamo ka tirsan Amisom ay...
Galmudug oo ku dhawaaqday in Gobolka Mudug laga saarayo Al-Shabaab
Moqdisho,August 22, 2021 —Duqa Degmada Gaalkacyo ee Maamulka Galmudug Cabdiraxamaan Sheekh Xasan ayaa ka hadlay dagaalada iyo howlgalladii ugu...
Soomaaliya oo ka qeyb galaysa bandhigga caalamiga ah ee todobaadka tamarka Afrika
Moqdisho,August 22, 2021 —Wasiirka Wasaaradda Bartoolka Xukuumadda xilgaarsiinta Cabdirashiid Maxamed Axmed ayaa waxaa la filayaa in magaalada Cape Town...
Wararkii ugu dambeeyay Shirka Golaha Wadatashiga ee ka socda Muqdisho
Moqdisho,August 22, 2021 —Waxaa maalintii labaad oo xiriir ah ka socda Xarunta Teendhada Afisiyooni ee Magaalada Muqdisho Shirka u...
Wararkii ugu dambeeyay Shirka Golaha Wadatashiga ee ka socda Muqdisho
Moqdisho,August 22, 2021 —Waxaa maalintii labaad oo xiriir ah ka socda Xarunta Teendhada Afisiyooni ee Magaalada Muqdisho Shirka u...
Golaha Wakiilada Jubbaland oo ansixiyay Miisaaniyadda ku celiska ah
Moqdisho,August 22, 2021 —Xildhibaannada Golaha Wakiilada Dowlad Gobaleedka Jubbaland ayaa Maanta oo Axad yeeshay kalfadhigii 3aad fadhigiisa 7aad kaasoo...
Ciidanka dowladda & kuwa AMISOM oo la wareegay degaan u dhow Dhuusamareeb .
Moqdisho,August 22, 2021 —Ciidamada dowladda Soomaaliya gar ahaan guutada 15aad ee ku sugan gobolka Galgaduud oo ay wehlinayeen kuwa...
Qaxootigii ugu horreeyay ee Reer Afghanistan oo Maanta gaaraya Uganda
Moqdisho,August 22, 2021 —Saraakiisha Uganda ayaa xaqiijiyay in dalkoodu uu maanta oo Axad ah qaabilayo 145 qof oo ka...
Somaliland & Kenya oo kala saxiixday heshiis Cusub
Moqdisho,August 22, 2021 —Wasiirka waxbarashada iyo tacliinta sare ee Somaliland, Axmed Maxamed Diiriye Toorno, iyo wasiirka waxbarashad Kenya George...
Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika
Moqdisho,August 22, 2021 —Kooxo Burcad Koonfur Afrikan ah ayaa waxaa ay gudaha dalkaasi ku dileen muwaadin Soomaliyeed oo kamid...