Guddiga Doorashooyinka Hir-Shabeelle oo ku dhawaaqay qabashada doorashada
Moqdisho,September 1, 2021 —Guddiga doorashooyinka Heer Dowlad Goboleed ee Hir-Sbabeelle ayaa Maanta oo Arbaco ah waxaa ay kulan Magaalada...
Cumar Filish oo sheegay in la xirayo Goob kasta oo Bishimaha lagu weeyneynayo
Moqdisho,September 1, 2021 —Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxsmed Filish ayaa sheegay in uu soo...
Tigray oo bililiqeystay gagaar uu Maraykanka u waday gobolka Amxaarada
Moqdisho,September 1, 2021 —Ciidamo ka socda gobolka Tigray ee Itoobiya ayaa bililiqeystay gargaar bani’aadamnimada ee dowladda Mareykanka ugu tala...
Muqdisho”Dad horleh oo COVID-19 ugu geeriyooday”
Moqdisho,August 30, 2021 —Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in...
Wasiir Dubbe oo hakiyay Go’aankii laga cawday ee Tiyaatarka
Moqdisho,August 30, 2021 —Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Cismaan Abuukar Dubbe ayaa hakiyey ijaarka iyo dib...
Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo AMISOM kala hadlay Amniga doorashada
Moqdisho,August 30, 2021 —Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hir-Sha eelle Cali Guuaawe Xuseen ayaa waxaa Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hir-Shabeelle uu...
Daacish oo sheegatay mas’uuliyadda weerarkii gantaalaada ee Kabul
Moqdisho,August 30, 2021 —Kooxda xiriirka la leh kooxda isku magacawda Dawladda Islaamka ee Afqaanistaan, oo sidoo kale loo yaqaan...
Taalibaan oo eedayn kulul dusha kaga tuurtay Maraykanka
Moqdisho,August 30, 2021 —Taalibaan ayaa ku eedeysay ciidamada Mareykanka ee Kabul inay si sharci -darro ah u fuliyeen weerar...
Maxay kawada hadleen RW Rooble & Midowga Musharixiinta?
Moqdisho,August 30, 2021 —Waxaa Maanta kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble iyo Xubnaha...
Kulan looga hadlayay Amniga oo lagu qabtay Gaalkacyo
Moqdisho,August 30, 2021 —Duqa Degmada Gaalkacyo Cabdirahman Sheekh Xasan ayaa ka qeyb galay kulan looga hadlayay xoojinta Amniga Magaalada...