Militariga Sudan oo sheegay inay iska caabiyeen ciidamada Itoobiya
Muqdisho | September 26, 2021–Militariga Sudan ayaa maanta sheegay inay iska caabiyeen isku day ay ciidamada Ethiopia kusoo...
Ciidamada Israa’iil oo weerar ku dilay Dad Shacab ah
Muqdisho | September 26, 2021–Ugu yaraan afar Falastiiniyiin ah ayay ciidanka Israa’iil ay ku dileen aagga Jenin iyo...
Shir laga yeeshay falalka Amni darro ee ku kordhay Magaalada Marka
Muqdisho | September 26, 2021–Magalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose waxaa Maanta kulan ku yeeshay mas’uuliyiinta Maamulka...
Duqa Muqdisho oo Amar dul-dhigay Guddoomiyeyaasha degmooyinka
Muqdisho | September 26, 2021–Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa...
Deni oo Garoowe kula kulmay Guddiga xaqiijinta Qoondada Haweenka
Muqdisho | September 26, 2021–Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa kuqaabilay Xafiiskiisa Magaalada Garoowe guddiga u...
Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho & Booliska oo ka hadlay
Muqdisho | September 24, 2021–Qarax is-miidaamin oo uu geystay qof isku soo xiray waxyaabaha qarxa ayaa goordhaw ka...
Xafiiska Farmaajo oo ka hadlay fashilka wadahadallada
Muqdisho | September 24, 2021–Xafiiska madaxweynaha Soomaaliya ayaa beeniyay inay fashilmeen wadahadalladii u dhexeeyay madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisal...
Madaxweynaha Jabuuti oo warbixin ka siiyay Qaramada Midoobay xaaladaha Soomaaliya & Itoobiya
Muqdisho | September 24, 2021–Madaxweynaha Jabuuti Ismaciil Cumar Geelle ayaa xalay khudbad horay loo duubay ka jeediyay shirka...
Falcelin ka dhalatay fashilka ku yimid dhex-dhexaadintii Farmaajo & Rooble
Muqdisho | September 24, 2021–Tan iyo markii ay soo baxday inay fashilmeen kulamada lagu dhex-dhexaadinayay Madaxweynaha .uddo xileedkiisa...
Qarax khasaaro geystay oo ka dhacay Gobolka Shabeellaha Hoose
Muqdisho | September 24, 2021–Qaraxa oo jugtiisa laga maqlay meelo kamid ah Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa Maanta barqadii...